{"id":2670,"date":"2016-10-20T10:49:04","date_gmt":"2016-10-20T10:49:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2670"},"modified":"2016-10-20T10:49:04","modified_gmt":"2016-10-20T10:49:04","slug":"shirweynihii-golaha-dhexe-ee-xisbiga-waddani-oo-maantii-labaad-ka-socda-huteel-maan-soor-ee-magalada-hargeysa-iyo-nuxurka-khudbadi-guddoomiyaha-cusub-ee-xisbiga-waddani-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2670","title":{"rendered":"Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Maantii Labaad ka Socda Huteel Maan-soor Ee Magalada Hargeysa iyo Nuxurka Khudbadi Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Waddani+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<div>\n<div>Shir weynaha Golaha Dhexe Ee\u00a0 Xisbiga WADDANI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah looga furay magaalada Hareysa ayaa maanta galay maalintiisii labaad ,waxaanu hadda shir-kaasi dib uga furmay huteelka maansoor ee magaalada Hargeysa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirka ayaa ka duwan kii shalay waxaan maanta lagu soo badhigay qorshe siyaasadeed Xisbiga WADDANI uu ku geli-doono doorashada Socota ,iyadoo ay dhammaba dadka ka soo qayb-galay shirkaasi loo qaybiyey buuga liimiga ah ee ku qoranyahay barmaaji siyaasadeedka Xisbiga WADDANI.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xisbiga WADDANI ayaa shirkan maanta ku casuumay xubno lag soo xulay bulsha weynta reer somaliland,kuwaas oo iskugu jira aqoonyahano wax-garad iyo hadlddorka kale ee lagu tuhmayey in ay wax-ku kordhin karaan barmaamij siyaasadeedka Xisbiga WADDANI.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xoghayaha Arimaha debad Dr Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka haddlay nuxurka kooban ee uu xanbaarsan yahay barmaamji siyaasadeedka Xisbiga WADDANI,waxaanu ugu baaqay aqoonyahankii ka soo qayb-galay in ay akhriyaan oo ay wixii ay ku soo kordhinayaan ay ku soo kordhiyaan,isla markaana ay ka saxaan wixii ka qaldan.<\/div>\n<div>Dhanka kalena waxa shirkan gar-daadinayey oo guddoomiyayey ,Guddoomiyaha dhawaan loo caleemo saaray xisbiga WADDANI Md. C\/qaadir Jirde.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xlf1\/v\/t34.0-12\/14799018_925422237563434_556739736_n.jpg?oh=ad7ffc4f38d377fcea11981a73826d7c&amp;oe=580A1B09&amp;__gda__=1477126038_bb4151dd8e9ef3b04824b727a99d3d7e\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xfp1\/v\/t34.0-12\/14628187_925422234230101_587434563_n.jpg?oh=62c0319e94499d1ad911146e4900dfdd&amp;oe=580B5072&amp;__gda__=1477130328_6e0e796cd86d5a9a3b140d957904a289\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t34.0-12\/14801187_925422220896769_1430726839_n.jpg?oh=9a5e63dd260561f03970efbfe35a8eb7&amp;oe=580B2551\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpl1\/v\/t34.0-12\/14793896_925422210896770_1743266722_n.jpg?oh=eb30b6862dde41952788a49201f18bdd&amp;oe=580B387C&amp;__gda__=1477115981_1e06699c0c7ce8d4d803c65084e182d2\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpt1\/v\/t34.0-12\/14801209_925422214230103_1362253069_n.jpg?oh=4b984a60862979bade1912ee1a4c6950&amp;oe=580A3134&amp;__gda__=1477127879_e04ec185ba9ef32029fcb29ea2a04f92\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t34.0-12\/14793695_925422230896768_911466495_n.jpg?oh=6f56ec1f6b0f25a507d138940fd3e7f3&amp;oe=580A29A0\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t34.0-12\/14794090_925422194230105_202082385_n.jpg?oh=09f7da3a6e43e82b870f5ac9a2bdbbdc&amp;oe=580AE3BC\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xlt1\/v\/t34.0-12\/14798914_925422217563436_1736151556_n.jpg?oh=a8a0aa46e99ed68213a9f3958e771fe3&amp;oe=580B33D7&amp;__gda__=1477109617_e1115a635ceac86dddbddc276b26ec8b\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xaf1\/v\/t34.0-12\/14797543_925422224230102_1136811462_n.jpg?oh=fa17f6bebb25c86e2d2b7cd88feac36c&amp;oe=580B0273&amp;__gda__=1477114629_f5978e90d95268df184fddc6bfdb4ac8\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xlp1\/v\/t34.0-12\/14804810_925422257563432_1245190481_n.jpg?oh=8358539ac7bfa97342461aa6dba09dfa&amp;oe=580B4627&amp;__gda__=1477061633_bdcb284f3ad14a401ec78eb1a127267f\" \/><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir weynaha Golaha Dhexe Ee\u00a0 Xisbiga WADDANI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah looga furay magaalada Hareysa ayaa maanta galay maalintiisii labaad ,waxaanu hadda shir-kaasi dib uga furmay huteelka maansoor ee magaalada Hargeysa. Shirka ayaa ka duwan kii shalay waxaan maanta lagu soo badhigay qorshe siyaasadeed Xisbiga WADDANI uu ku geli-doono doorashada Socota ,iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2671,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2672,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2670\/revisions\/2672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}