{"id":2698,"date":"2016-10-20T20:00:21","date_gmt":"2016-10-20T20:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2698"},"modified":"2016-10-20T20:00:21","modified_gmt":"2016-10-20T20:00:21","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-tacsiya-udiray-ehelkii-uu-ka-baxay-marxuum-aadan-jaamac-cumar-oo-ku-geeriyooday-magalada-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2698","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Aadan Jaamac Cumar Oo Ku Geeriyooday Magalada Burco."},"content":{"rendered":"<h2><strong>asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/strong><\/h2>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/sIILAANYO8%283%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong><u>TACSI MADAXWEYNE<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u \u00a0dirayaa guud ahaan bulshada Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle haw naxariistee\u00a0<strong>Marxuum<\/strong>\u00a0<strong>Aadan Jaamac Cumar<\/strong>\u00a0oo ku geeriyooday magaalada Burco Maanta oo ay taariikhdu ahayd 20\/10\/2016. Lana aasi doono 21\/10\/2016.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey Oday qaran oo ka baxay shacbiga iyo guud ahaan bulshada Somaliland, isagoo marxuumku ka mid ahaa odayaashii kasoo shaqeeyey nabad ku wada noolaanshaha shacbiga Somaliland ku dhaqan, kana mid ahaa waayeelka iyo waxgaradka gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Waxaanu Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadd<\/p>\n<h2>\n<span id=\"spnCOntent\">Somaliland, si gaar ah uga tacsiyadaynayaa geeridaas qoysaska reer Jaamac Cumar iyo Ilma Kaahin Axmed, waxaanu si gaar ah uga tacsiyadaynayaa Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed oo uu Marxuumku abtigii ahaa.<\/span><\/h2>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0 Xuseen Aadan Cige (Deyr)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/p>\n<div><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo. TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u \u00a0dirayaa guud ahaan bulshada Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2699,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2700,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2698\/revisions\/2700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}