{"id":2736,"date":"2016-10-22T05:25:30","date_gmt":"2016-10-22T05:25:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2736"},"modified":"2016-10-22T05:25:30","modified_gmt":"2016-10-22T05:25:30","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-shacabka-somaliland-ka-tacsiyadeeyay-marxuum-axmed-cabdi-dacar-oo-ku-geeriyooday-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2736","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Axmed Cabdi Dacar Oo Ku Geeriyooday Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Marxuumku waxa uu door muhiima ka soo qaatay dib u dhiskii dalka, iyo nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/A-A-A-SIILAANYO.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong><u>TACSI MADAXWEYNE<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee\u00a0<strong>Marxuum Axmed Cabdi Dacar\u00a0<\/strong>oo ku geeriyooday Hargeysa maanta oo jimce ah 21\/10\/2016.<\/p>\n<p>Marxuumku waxa uu door muhiima ka soo qaatay dib u dhiskii dalka, iyo nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland, waxanu door muhiima ku lahaa Aas-aaskii dugsiga tababarka macalimiinta ee ugu horeeyey Somaliland. waxaanu Madaxweynuhu si gaara uga tacsiyadaynayaa geerida Marxuumka Safiirka Somaliland u fadhiga Dalka Belgium oo uu walaalkii ahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo,Waayeelka, Waxgaradka, aqoonyahanka,\u00a0Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0 Xuseen Aadan Cige (Deyr)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada \u00a0JSL.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marxuumku waxa uu door muhiima ka soo qaatay dib u dhiskii dalka, iyo nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2737,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2738,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2736\/revisions\/2738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}