{"id":2746,"date":"2016-10-22T06:53:22","date_gmt":"2016-10-22T06:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2746"},"modified":"2016-10-22T06:53:22","modified_gmt":"2016-10-22T06:53:22","slug":"xukumada-mareykanka-oo-muwaadiniinteeda-uga-digay-inay-u-safraan-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2746","title":{"rendered":"Xukumada Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digay inay u safraan Dalka Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p>Xukumada\u00a0 Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaase iyo kacdoono Siyaasadeed ka Jiro kaasoo lagaga soo horjeedo dowladda Waddankaasi.<span id=\"more-58395\"><\/span><\/p>\n<p>War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Mareykanka aanay u safrin Itoobiya iyo magaalooyinka ay rabshadaha ka socdaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay dadka Mareykanka ee ku sugan Itoobiya inay taxadaraan oo ay yareeyaan dhaq dhaqaaqyadooda, isla markaana aanay ka ag dhowaan goobaha dibad baxyada ka dhacayaan.<\/p>\n<p>Haweeney Mareykan ah ayaa lagu dilay Gobolka Oromiyaa , kaddib markii gaadhi ay saarneyd dhagxaan ay tuurayeen dad dibad baxayay ku dhaceen.<\/p>\n<p>Dowladaha reer galbeedka ayaa digniino ka soo saaray safaro lagu tago Gobolada Amxaarada iyo Oromada, sidoo kale waxaa ay yareeynayaan dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa xukun deg deg ah oo soconaya lix bilood ku soo rogtay dalka oo dhan, si ay xal ugu hesho rabshadaha wali ka socda Gobolka ay degaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada oo dhigaya dibad baxyo ka dhan ah dowladda.<\/p>\n<p>Hey\u2019addaha xuquuqda aadanaha ayaa ku eedeeyay dowladda Itoobiya inay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ay geysatay, waxaana tan iyo markii dibad baxyadu bilowdeen la sheegay inay dhiteen dad boqolaal ah.<\/p>\n<p>Sikastaba ahaate Hadalkan Xumkumada mareykanka ayaa imanayaa xili Mudooyinkii u Danbeeyey Ay Mudaharaadyo Hor leh ka Ka Bilabmeen Deegaano ka Tirsan Dalka Itoobiya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukumada\u00a0 Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaase iyo kacdoono Siyaasadeed ka Jiro kaasoo lagaga soo horjeedo dowladda Waddankaasi. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Mareykanka aanay u safrin Itoobiya iyo magaalooyinka ay rabshadaha ka socdaan. Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay dadka Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2747,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2748,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2746\/revisions\/2748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}