{"id":29,"date":"2016-08-11T08:39:08","date_gmt":"2016-08-11T08:39:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=29"},"modified":"2016-08-11T08:39:08","modified_gmt":"2016-08-11T08:39:08","slug":"hurdada-ka-horaysa-waaberiga-socodka-habeenka-intiisa-danbe-maalin-ka-mid-ah-maalmihii-nolosha-nabi-maxamed-qaybtii-17aad-by-qoraa-farxaan-adan-haybe-dhamaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=29","title":{"rendered":"Hurdada ka horaysa waaberiga: Socodka habeenka intiisa danbe : Maalin ka mid ah maalmihii nolosha nabi Maxamed Qaybtii\u2019 17\u2019aad by Qoraa Farxaan Adan Haybe\u2026. Dhamaad"},"content":{"rendered":"<p>Hurdada ka horaysa waaberiga<\/p>\n<p>Inta badan saacadaha habeenku markay jeestaan ee qaybta ugu danbaysaa hadhoo ahna lix meelood marka habeenka loo qaybiyo meel ahaan, nebigu waxuu ku noqon jiray sariirta oo yara nasan jiray ka dib taagni dheer oo habeenka intiisa badan uu u tukanayay sidii ilaahay faray.Nebigu wuu yara seexan jiray hurdo gaaban si uu isugu diyaariyo salaada Subax. Saacada ka horaysa dilaaca waaga, nebigu wuu yara seexan jiray sida ay Caasha sheegtay: Marka nebigu SCW ila joogo guriga habeenkaas, waxuu ahaa mid seexda saacada ka horaysa waaberiga. Waxaana nebiga kicin jiray eedaanka salaada subax.<\/p>\n<p>Gebo-Gebo iyo Gunaanad<\/p>\n<p>Waxaan aad ugu hanwaynay qof kasta oo akhriya kitaabkan oo si naxariis leh noogu soo gudbiya waxii qaladaad naga dhacay ee aanaan u badheedhin balse si farsamo ahaan ah aan u galay si aan u saxno. Qof kastaana talo ayuu u baahan yahay. Markasta oo aan helo toosin iyo aqoon dheeraad ahna waxay inoo sahlaysaa in aan xusuusano aayadaha quraanka ah ee ilaahay ku suntay kitaabkiisa: Hadii ay wax kaa waydiiyaan ruuxda ( nafta) (nebiyow). Ku dheh, \u201d Ruuxdu waa arrimaha Rabigay. Dadkana lama siin Cilmi in yar moyee.\u201d(Isra 17:85)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hurdada ka horaysa waaberiga Inta badan saacadaha habeenku markay jeestaan ee qaybta ugu danbaysaa hadhoo ahna lix meelood marka habeenka loo qaybiyo meel ahaan, nebigu waxuu ku noqon jiray sariirta oo yara nasan jiray ka dib taagni dheer oo habeenka intiisa badan uu u tukanayay sidii ilaahay faray.Nebigu wuu yara seexan jiray hurdo gaaban si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-29","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29\/revisions\/31"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}