{"id":2940,"date":"2016-10-27T08:20:19","date_gmt":"2016-10-27T08:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2940"},"modified":"2016-10-27T08:20:19","modified_gmt":"2016-10-27T08:20:19","slug":"hoggaamiye-ka-tirsan-kooxda-al-qaacida-oo-lagu-dilay-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2940","title":{"rendered":"Hoggaamiye ka tirsan  Kooxda Al-Qaacida oo lagu dilay Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiye ka tirsan Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fulisay diyaarad Drone ah waqooyi bari dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mareykanka.<span id=\"more-58679\"><\/span><\/p>\n<p>Farouq al-Qahtani, ayaa ahaa nin la bartilmaameedsaday, kaasoo la rumeysan yahay in lagu dilay duqeyn dhacday Axadii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Waxaa uu ahaa hoggaamiyaha aagga la duqeeyay ee waqooyi bari Afghanistan, gaar ahaan Gobolka Kunar.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa u dhashay dalka Sacuudiga, sidoo kale waxaa uu heystay dhalashada Qatar, waxaana uu ku jiray liiska dad Mareykanka ay doon doonayeen bishii Febraayo.<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa weerar lagu beegsaday meelo ka mid ah Mareykanka iyo Yurub,<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay dowladda Afghanistan Abdul Ghani Mosamem ayaa sheegay in howl galkii dhacay Axadii lagu dilay illaa 15 dagaalyahano oo labo ka mid ah ay yihiin Carab iyo dagaalyahano ka tirsan Taliban-ka Pakistan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiye ka tirsan Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fulisay diyaarad Drone ah waqooyi bari dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mareykanka. Farouq al-Qahtani, ayaa ahaa nin la bartilmaameedsaday, kaasoo la rumeysan yahay in lagu dilay duqeyn dhacday Axadii la soo dhaafay. Waxaa uu ahaa hoggaamiyaha aagga la duqeeyay ee waqooyi bari Afghanistan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2941,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2942,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2940\/revisions\/2942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}