{"id":298,"date":"2016-08-21T12:02:13","date_gmt":"2016-08-21T12:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=298"},"modified":"2016-08-21T12:03:37","modified_gmt":"2016-08-21T12:03:37","slug":"laba-qof-oo-ku-dhintay-is-raasasayn-ka-dhacay-garoonka-diyaaradaha-ee-magalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=298","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Laba Qof Oo ku Dhintay Is Raasasayn  ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Laascaanood."},"content":{"rendered":"<p>laascaanood(GLN)_<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya magalada laascaanood ee xarunta gaobolka Sool ayaa sheegayaa in maanta iska Horimaad Laba Kooxod ku Dhex maray garoonka diyaaradaha\u00a0 ee magalada laascaanood\u00a0 ay ku Dhinteen\u00a0 laba Qof.<\/p>\n<p>labadan Qof ee dhintay ayaa la kala safna labada\u00a0 kooxood ee garoonka dirirtu ku dhex martay ,ka dib markii Diyaarad Qaad siday oo ay leedahay shirkada Qaadka ee 571 ay ka soo degtay garoonka magalada laascaanood.<\/p>\n<p>sida ay ku soo waramayaan dad Goobjoogayaal ah oo ku sugaan Garoonka magalada laascaanood<\/p>\n<p>waaxda cashuuraha ee garoonka diyaaradaha laascaanood ayaa\u00a0 diiday\u00a0 in ay cashuuraan Qaadkaasi ay leedahay shirkada 571, intaasi ka dibna halkaasi waxa ka dhacay iska Hor imaad u dhexeyaa ilaalada garoonka iyo Qar ka tirsan shirkada Qaadka 571.<\/p>\n<p>Sikastay ahaataba ila hada xukumda somaliland ayaan ka hadalin iska hor imaadka ka dhacay maanta garoonka diyaaradaha magalada laascaanood oo ay ku nafwayeen laba qof\u00a0 iyada oo uu gobolka ku sugan yahay wasiirka Arrimaha gudaha somaliland iyo sida oo kale madaxwaynaha Qaranka somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo iyo\u00a0 Wafti balaadhanu Hogaaminaayo oo maalmihi ugu danbeyey safaro shaqo ku marayey gobolkaasi .<\/p>\n<p>diyaaradii Qaadka siday\u00a0 ee 571 ayaa iyadu dib u laabatay,\u00a0 inkasta oo ay xaalada garoonku degan tahay .<\/p>\n<h5 id=\"js_54\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>laascaanood(GLN)_ Wararka ka imanaya magalada laascaanood ee xarunta gaobolka Sool ayaa sheegayaa in maanta iska Horimaad Laba Kooxod ku Dhex maray garoonka diyaaradaha\u00a0 ee magalada laascaanood\u00a0 ay ku Dhinteen\u00a0 laba Qof. labadan Qof ee dhintay ayaa la kala safna labada\u00a0 kooxood ee garoonka dirirtu ku dhex martay ,ka dib markii Diyaarad Qaad siday oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":299,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=298"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":302,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/298\/revisions\/302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}