{"id":3000,"date":"2016-10-29T06:59:01","date_gmt":"2016-10-29T06:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3000"},"modified":"2016-10-29T06:59:01","modified_gmt":"2016-10-29T06:59:01","slug":"hayadda-dambi-baadhista-maraykanka-ee-fbi-da-oo-baadhitaan-labaad-ku-haysa-hillary-clinton","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3000","title":{"rendered":"hay&#8217;adda dambi baadhista Maraykanka Ee FBI-da oo baadhitaan labaad ku haysa Hillary Clinton."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Agaasimaha hay&#8217;adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay&#8217;addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub.<\/p>\n<p>Warqadda agaasimaha FBI-du u diray xubnaha Congress-ku may ahayn mid faahfaasan. Waxa keliya ee uu ku sheegay ayaa ahaa in emaillo cusb la helay kuwaas oo xidhiidh la yeelan kara baadhitaanka.<\/p>\n<p>Waxa la sheegayaa in emailladan si lama filaan ah ay uga soo baxeen baadhitaan kale oo lagu wadey Anthony Weiner oo ah ninka ay u dhaxday Huma Abedin oo ah haweenay kaaliye u ahayd Hillary Clinton.<\/p>\n<p>Agab leeyihiin Ms Abedin iyo ninkeeda Weiner oo aha xubin eedo dul hoganayaan oo hore uga tirsanaan jiray Congress-ka lagana soo dooran jiray New Yok, ayaa ay FBI-du la wareegtay si ay u baadhaan bal inuu uga diray emaillo shukaansi ah gabadh yar oo shan iyo toban jir ah oo ku nool gobolka North Carolina.<\/p>\n<p>Iyadoo hadaba ay xaaladdu sidaa tahay oo qoraalladan la helay aanay si toosa uga soo bixin emaillada Mrs Clinton, ayaa Donald Trump wuxu hadan ammaanay baadhitaankan cusub ee ay FBI-du wadaan waxaanu u sheegay taageerayaal xamaasadaysan oo uu la hadlayey in hab dhaqanka haweenayda ay loollamayaan halis geliyey nabadgelyada Maraykanka.<\/p>\n<p>Hadaba waxa muuqata in iyadoo kow iyo toban maalmood oo keli ahi ka hadheen maalintii doorashada, in uu isku dayey inu ka faa&#8217;iidayso fadeexaddan ugu dambaysey ee soo baxday si uu bal u yareeyo farqiga u dhaxeeya isaga iyo Clinton ee ah tirada taageerayaasha.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p class=\"story-body__h1\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha hay&#8217;adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay&#8217;addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub. Warqadda agaasimaha FBI-du u diray xubnaha Congress-ku may ahayn mid faahfaasan. Waxa keliya ee uu ku sheegay ayaa ahaa in emaillo cusb la helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3001,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3002,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3000\/revisions\/3002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}