{"id":3007,"date":"2016-10-29T17:58:12","date_gmt":"2016-10-29T17:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3007"},"modified":"2016-10-29T17:58:12","modified_gmt":"2016-10-29T17:58:12","slug":"cuqaasha-siyaasiyiinta-iyo-wax-garadka-ka-soo-jeeda-degmooyinka-qoryaale-iyo-gebogebo-oo-shir-jaraaiid-maanta-ku-qabtay-magalada-burco-ayaa-si-cad-u-beeniyey-in-beeshoodu-ku-biirtay-xisbiga-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3007","title":{"rendered":"Cuqaasha, Siyaasiyiinta iyo Wax garadka ka Soo Jeeda Degmooyinka Qoryaale iyo Gebogebo Oo Shir Jaraaiid Maanta Ku Qabtay Magalada Burco ayaa Si Cad U Beeniyey In Beeshoodu Ku Biirtay Xisbiga waddani."},"content":{"rendered":"<p>Burco(GLN)_Cuqaasha, <strong>Siyaasiyiinta iyo Wax garadka ka Soo Jeeda Degmooyinka Qoryaale iyo Gebogebo Oo Shir Jaraaiid Maanta Ku Qabtay Magalada Burco ayaa Si Cad U Beeniyey In Beeshoodu Ku Biirtay Xisbiga waddani.<\/strong><\/p>\n<p><strong><\/strong><\/p>\n<p>Cuqaasha, wagaradka, Siyaasiyiinta Iyo\u00a0 labeenta Qoorweynta Dega Degmooyinka Qoryaale Iyo Gebogebo \u00a0Ayaa Shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Burco waxa ay si cad ugu Beeniyeen inay ku biireen xisbiga mucaaradka Ah ee waddani<\/p>\n<p>Cuqaasha, waxgaradka iyo siyaasiyiinta Beeshaasi oo aan ukala hadhin Shirkaasi Jaraa,id ayaa waxay sidoo kale fariin Cad udireen Dad sheegtay Magaca Beeshooda Oo iclaamiyay\u00a0 inay ku biireen xisbiga Mucaaradka ah ee waddani.<\/p>\n<p>Chief Caaqil\u00a0 Iid Caydiid Timir, Chief Caaqil Cabdirashid Maxamuud Bille(Barawaani, Caaqil Muuse Xaaji Saleebaan, Caaqil Maxamuud Xaaji Xassan Iyo Caaqil Aadan farey oo dhamaantoodba Ahaa Cuqaasha Beesha Abokor Axmed oo ay weheliyaan Siyaasiyiinta iyo odayaasha Beeshaasi oo aan ukala hadhin shirkaasi waxay Si Cad ubeeniyeen xaflad Xisbiga Waddani uqabtay dad sitay Magaca Beesha oo sheegay inay ku biireen waddani,<\/p>\n<p>Chief caaqil Iid Caydiid Timir oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa Yidhi \u201cWaxaan usheegaynaa Cidkasta oo daawatay waxaas iyo cida la leeyahay waa lagu biirayba inay arintaasi tahay Foojari, Boodhkaas meesha ku yaalayna aanu kii reerka Ahayn teetalka lala tagayna haday tahay caaqil iyo hadii kaleba aanay waxba ka jirin\u201d<\/p>\n<p>Chief Caaqil Cabdirashiir Barawaani \u201dwaxan usheegaynaa Ragaas baaqa diray inaanay Reerka ogalaansho ka haysan hadaanu nahay Cuqaashana Wax kajira Warkaasi Aanu Jirin\u201d<\/p>\n<p>Caaqil Muuse Xaaji saleeban ayaa isna sheegay in Beeshu Ay shir ay dhawaan qabsatay ay cududoodu taageero umuujiyeen Xisbiga Kulmiye Cid ka baxdayna aanay Jirin Waxaana hadalkiisii kamid ahaa \u201cLix caaqil Buu leeyahay Reerku shan halkan ayay joogtaa Caaqil Jaamacna wuu xanuunsanayaa Markaa Nin kamida reerka haduu caaqil aan jirin iska sheegto oo aan jamhuuriyada Somaliland laga aqoonsanayn danbibuu ka galay reerka iyo Qarankaba, beeshuna waa tii shirtay Kulmiyana way tahay Go,aankaasi halkeedee ayuu yaalaa\u201d<\/p>\n<p>Caaqil aadan Farey oo ka jawaabayay Xafladaas lagu calaamadiyay Magaca Beesha Ayaa Yidhi \u201cArinkaas wax kajiraa ma jiraan Beesha Meelbay ku tashatay , Qoryaale ayay Ku shirtay Xisbiga Kulmiye ayay Hore u ahayd iminkana Taageersan tahay\u201d<\/p>\n<p>Siyaasi jaamac Xaaji Axmed oo kamida Gudida Sare ee Fulinta Xisbiga Kulmiye ayaa isna sicad dhankiisa ubeeninay warkaasi Lagu faafiyay Magaca Beesha Waxaana Hadlkiisii kamid ahaa \u201creerkani wuxuu leeyahay lix caaqil, wuxu leeyahay odayaal iyo qoorweyn iyo siyaasiyiin dhamaantoodba halkanay fadhiyaan waxaanay taagersan yihiin Xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maayirkii hore ee degmada Burco Cabdirisaaq Maxamed Toor oo isna Halkaasi ka hadlay Ayaa cadeeyay inay danbi cad galeen kuwa qaatay Magaca Reerka\u00a0 iyo cida sheegatay caaqilnimada aan jirin, waxaana uu balanqaaday inay talaabo ka qaadi doonaan dadkaasi,<\/p>\n<p>Ugu danbaytii oday Cismaan Xaaji, Oday Aadan Cabdi Ismacil Iyo Gudoomiyaha Garabka Dhalinyada ee xisbiga Kulmiye abokor carab Illeeye Ayaa Dhamaantoodba si Cad ubeeniyay Warka Sheegaya in beeshu ku biirtay xisbi kale waxaanay fariin udireen Xisbiga Mucaaradka Ah ee waddani oo ay uga digeen inuu iska dhaafo Magacyada Beesha ee uu qaadanay iyo cuqaasha Aan Jirin ee uu samaynayo.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena waxa isla xalay ka qabsoontay Hotel Plaza ee magaalada Burco Shirweyne Ay qabsadeen Dhalinyarada Beesha Abokor oo labadii sanaba mar dhaca, waxaana Xaflada shirkaasi kazoo qaybgalay inkabadan 500 oo dhalinyaro isugu jirtay wiilal iyo hablo, waxa kale oo kala soo qaybgalay siyaasiyinta beeshaas oo ugu horeeye Siyaasi jaamac Xaaji axmed oo kamida Masuuliyiinta Ugu Sareysa Xisbiga Kulmiye, Maamule kuxigeenka Madaarka mudane Cabdliahi Yuusuf, ex-maayir cabdirisaq maxamed Toor, iyo odayaal iyo Qaarkamida Cuqaasha Beesha,<\/p>\n<p>Maxamuud Muuse Carte oo kamida Gudida Qabanqaabada Shirkaasi Ayaa Halkaas ka Akhiriyay Qodaba Kasoo baxay Shirkaas Oo Ay kamid Ahaayeen<\/p>\n<p>1, In dhalinyarada Beesha Abokor axmed ay si midaysan utaageersan Tahay mabda, Guud Ee xisbiga Kulmiye, iyo xukuumada Maanta Jirta ee uu hogaamiye Madaxweyne Siilaanyo,<\/p>\n<p>2, In La Sameeyay Gudi Cusub oo ka kooban sagaal Xubnood oo noqon doona Gudida Cusub ee Dhalinyarada Beesha Abokor Axmed,<\/p>\n<p>3, in dhalinyaradu Beeshu ay Si mug iyo miisaan leh usoo dhaweynayso Ulana Shaqaynayso Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Kulmiye Abokor Carab Illeeye,<\/p>\n<p>5, in dhalinyaradu samaysato Sanduuqyo dhaqaale oo lagu horumariyo Deegaanka iyo Nolosha Aasaasiga Ah,<\/p>\n<p>Waxaana Ugu danbaytii Xafladaas Dhalinyarada Ee xalay Qabsoontay Shahaado Sharaf ay ururka Hablaha Ee Nageegir Ay gudoonsiiyeen Maamule Kuxigeen Madaarka Hargeysa Cabdlilaahi Yuusuf oo kamida Dhalinyarada Isla Markaana Guulo ka gaadhay Horumarka uu ka Wado Madaarka Hargeysa iyo Deegaanka.<\/p>\n<p><strong>Wariye: Xabiib Cigge\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Burco.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3008\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx.jpg\" alt=\"axx\" width=\"960\" height=\"638\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx.jpg 960w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx-300x199.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx-768x510.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axx-800x532.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3009\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx.png\" alt=\"axxx\" width=\"1135\" height=\"631\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx.png 1135w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx-300x167.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx-768x427.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx-1024x569.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxx-800x445.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1135px) 100vw, 1135px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3010\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx.png\" alt=\"axxxx\" width=\"1181\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx.png 1181w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx-300x167.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx-768x427.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx-1024x570.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/axxxx-800x445.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1181px) 100vw, 1181px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(GLN)_Cuqaasha, Siyaasiyiinta iyo Wax garadka ka Soo Jeeda Degmooyinka Qoryaale iyo Gebogebo Oo Shir Jaraaiid Maanta Ku Qabtay Magalada Burco ayaa Si Cad U Beeniyey In Beeshoodu Ku Biirtay Xisbiga waddani. Cuqaasha, wagaradka, Siyaasiyiinta Iyo\u00a0 labeenta Qoorweynta Dega Degmooyinka Qoryaale Iyo Gebogebo \u00a0Ayaa Shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Burco waxa ay si cad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3011,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3012,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3007\/revisions\/3012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}