{"id":3019,"date":"2016-10-29T18:22:16","date_gmt":"2016-10-29T18:22:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3019"},"modified":"2016-10-29T18:22:16","modified_gmt":"2016-10-29T18:22:16","slug":"deg-deg-baaq-ku-socda-golaha-wakiiladda-xilka-ka-xayuubin-madaxweyne-siilaanyo-impeachment-oo-shir-beeleed-ku-qabtay-aqalka-madaxtooyada-akhri-qodobka-90-aad-ee-distoorka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3019","title":{"rendered":"DEG-DEG BAAQ KU SOCDA GOLAHA WAKIILADDA : XILKA KA-XAYUUBIN MADAXWEYNE SIILAANYO \u201cIMPEACHMENT\u201d OO SHIR BEELEED KU QABTAY AQALKA MADAXTOOYADA. AKHRI QODOBKA 90 AAD EE DISTOORKA QARANKA JAMHUURIYAADA SOMALILAND"},"content":{"rendered":"<div id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5544\"><i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5545\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/gv.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3021\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/gv.jpg\" alt=\"gv\" width=\"259\" height=\"195\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/gv.jpg 259w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/gv-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 259px) 100vw, 259px\" \/><\/a>Madaxwayne Axmed Maxamed Maxmoud Siilaanyo<\/i>, oo la odhan karo waa <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5546\">Aabaha <\/i>Q<i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5547\">abyaalada <\/i>Somaliland \u00a0<i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5548\">\u201c God-father of Somaliland Tribalism \u201c<\/i> , wuxuu \u00a0\u00a0Xafiiska Madaxtooyada si rasmi ah ugu qaabilay <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5549\">Odayaal \u00a0&amp; \u00a0Salaadiin<\/i> beeshiisa \u00a0ka soo jeeda. TalabadaAS \u00a0uu ku dhaqaaqay \u00a0Madaxweyne Siilaanyo waa ku \u00a0ugub \u00a0hab-dhaqanka siyaasadeed ee Somaliland. Lama arag oo lama\u00a0 lmaqal. \u00a0\u00a0Waxuu meel kaga dhacay \u00a0\u00a0xushmadii, karaamadii iyo sharftii <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5550\">Xafiiska Madaxtooyada<\/i> \u00a0oo ah astaanta \u00a0\u00a0midnimda iyo qaranimadda \u00a0Somaliland \u201c <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5551\">Sovereign Prestige \u00a0\u201c.<\/i> \u00a0Inta la ogyahay, waa markii saddexaad ee Madaxweyne Siilaanyo ku shiriyo beeshiisa \u00a0<i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5552\">Aqalka Madaxtooyada<\/i> . Odayaasha uu la kulmay \u00a0kamay talinaynin \u00a0danaha guud ee Somaliland \u201c <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5553\">National Interest \u201c<\/i> \u00a0balse waxay ka talinaayeen \u00a0arrimo ku salaysan dano qabiil \u201c <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5554\">tribal interest\u201d.<\/i> Lama garan karo\u00a0 inay u tashanaayeen beelaha kale ee la \u00a0degga Somaliland \u00a0siiba <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5555\">Sool &amp; \u00a0Sanaag<\/i>\u00a0\u00a0 oo dagaalo sokeeye\u00a0 dhex-maray. Shaki\u00a0 ayay gelin karta beelaha\u00a0 deggan \u00a0<i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5556\">Kalshaale, Sool-joogto<\/i> <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5557\">,Buhoodle &amp; Las-Anod.<\/i>Salaadiintaas \u00a0waxa gadhwadeen ka ahaa \u00a0Boqor Buur-madow \u00a0oo lagu tilmaamo\u00a0 \u00a0dagaal-ooge iyo fidmo-wale. <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5558\">Qodoka 90AAD<\/i>\u00a0 ee Distoorka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu u dhiganyahay sidan \u201c<b id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5559\"><i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5560\"><u id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5561\"><span id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5562\" lang=\"EN-GB\">AWOODAHA MADAXWEYNAHA<\/span><\/u><\/i><\/b><i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5563\"><u id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5564\"><span id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5565\" lang=\"EN-GB\">\u00a0 Madaxweynuhu waa madaxa Qaranka iyo Dawladda; waana astaanta <b id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5566\">midnimada muwaadiniinta ka tirsan Jamhuuriyadda<\/b> Somaliland. Waxa uu u xil\u00adsaaran yahay <b id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5567\">daryeelka haybadda dalka;<\/b> ilaalinta nabadgelyada; horumarinta bulshada iyo hab-sami-u-socodsiinta maamulka Dawadda<\/span><\/u><\/i><span id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5568\" lang=\"EN-GB\"> \u201c <\/span><\/div>\n<div id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5570\">\u00a0Hadaba , Madaxweyne Siilaanyo wuxuu si cad u \u00a0jebiyay <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5571\">Qodobka 90 Aad<\/i> ee Distoorka Jamhuuriyadda Somaliland . Wuxuu ku kacay fal \u00a0ku lidi ah \u201c<i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5572\"><span id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5573\" lang=\"EN-GB\">midnimada muwaadiniinta ku dhaqan \u00a0Jamhuuriyadda<\/span><\/i><span id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5574\" lang=\"EN-GB\"> <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5575\">Somaliland\u201d<\/i> \u00a0sida ku qeexan Qodobka 90aad. <\/span>Waxaan ugu baaqayaa <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5576\">Golaha Wakiiladda Somaliland<\/i> , inay gutaan waajibaadkooda distooriga oo ay xilka ka xayuubiyaan \u00a0Madaxweyne Siilaanyo ayagoo cuskanyaa Qodobka 90 ee distoorka Qaranka , kuna\u00a0 soo oogoyaa \u201c <i id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5577\">khal-khal gelin midnimadda Jamhuuriyadda Somaliland , kala qaybin , kala qoqob qabiil \u00a0iyo hurin colaadeed<\/i> \u201c.<\/div>\n<div id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5579\">Wa bilaahi Towfiiq.<\/div>\n<div id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5581\">Drs Hoodo Yusuf, London, Uk.<\/div>\n<div id=\"m_7243966732645404063yiv5991814339yui_3_16_0_ym19_1_1477755174434_5583\"><a href=\"mailto:yhoodo@yahoo.com\" target=\"_blank\">yhoodo@yahoo.com<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne Axmed Maxamed Maxmoud Siilaanyo, oo la odhan karo waa Aabaha Qabyaalada Somaliland \u00a0\u201c God-father of Somaliland Tribalism \u201c , wuxuu \u00a0\u00a0Xafiiska Madaxtooyada si rasmi ah ugu qaabilay Odayaal \u00a0&amp; \u00a0Salaadiin beeshiisa \u00a0ka soo jeeda. TalabadaAS \u00a0uu ku dhaqaaqay \u00a0Madaxweyne Siilaanyo waa ku \u00a0ugub \u00a0hab-dhaqanka siyaasadeed ee Somaliland. Lama arag oo lama\u00a0 lmaqal. \u00a0\u00a0Waxuu meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3021,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-3019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3026,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3019\/revisions\/3026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}