{"id":3042,"date":"2016-10-29T19:12:00","date_gmt":"2016-10-29T19:12:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3042"},"modified":"2016-10-29T19:12:00","modified_gmt":"2016-10-29T19:12:00","slug":"xisbiga-wadani-markaad-aragto-siday-gudoomiye-seed-u-khaayimeen-waxay-lamid-tahay-maahmaahdii-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3042","title":{"rendered":"Xisbiga Wadani Markaad Aragto Siday Gudoomiye Seed U Khaayimeen Waxay Lamid Tahay Maahmaahdii Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/fmf.jpeg.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3043\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/fmf.jpeg.png\" alt=\"fmf-jpeg\" width=\"103\" height=\"120\" \/><\/a>Doorashadii Ugu Foosha Xumayd Abid Ee Soo Marta Taariikhda Soomaaliland Ayaa Dhawaan Ka Dhacday Hargeysa Waxaana Qabsaday Xisbiga Ay Caleentiisu Cadaatay Ee WADANI, Kaasoo Lagu Cumaamaday Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa maxamed cali oo ah shaqsi aan inta badan laga aqoon saaxada siyaasada ee somaliland &amp; ta gobolada awdal,salal iyo gabiley ba<\/p>\n<p>Khiyaamadaas lagu sameeyey mudane axmed muumin seed mayey faa,iido u keeneysa xisbiga wadani mise xisbigu uu ka qoomo mayn doonaa talaabadaas guracan ee uu qaaday gudoomiye cirro &amp; la taliyaashiisu<\/p>\n<p>Sida Laga Wada dheragsan Yahay Waxaa Cirro U Codeeyay 629 Xubnood Halka Axmed Muumin Seed Oo Uu Cirro Dadka U Tusay Inuu U Codeeyay waar bal eega reer somaliladow beenta<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">cad ee cirro uu sameynaayo ee waliba gacanta uu taagaayo ,haddii cirro ay run ka tahay gacan taagu maxay ugu codeyn wayeen inta isga u codeysay.<\/span><\/p>\n<p>Halka mudane axmed muumin eedna Ay Gacanta U Taageen 44, Waa Arrin La Yaable Oo Aan Dunida Waligeed Ka Dhicin, Qof Kasta Oo Caafimaad Qaba Oo Xiskiisu Taam Yahay Ayaa Isweydiiyay Sababta Ay Ugu Codayn Waayeen Dadka Intii U Codaysay Cirro Hadii Cirro Daacad Ka Yahay ? Su\u2019aashaas Jawaabteeda Waxaa Iska Leh Dadweynaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Allaa mahad leh<\/p>\n<p>By maxamed jeex<\/p>\n<p>Brussels belgium<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doorashadii Ugu Foosha Xumayd Abid Ee Soo Marta Taariikhda Soomaaliland Ayaa Dhawaan Ka Dhacday Hargeysa Waxaana Qabsaday Xisbiga Ay Caleentiisu Cadaatay Ee WADANI, Kaasoo Lagu Cumaamaday Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa maxamed cali oo ah shaqsi aan inta badan laga aqoon saaxada siyaasada ee somaliland &amp; ta gobolada awdal,salal iyo gabiley ba Khiyaamadaas lagu sameeyey mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3043,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-3042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3044,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3042\/revisions\/3044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}