{"id":3117,"date":"2016-10-31T05:45:39","date_gmt":"2016-10-31T05:45:39","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3117"},"modified":"2016-10-31T05:45:39","modified_gmt":"2016-10-31T05:45:39","slug":"hogaamiye-ka-tirsan-xisbiga-dimuqraadiga-ah-ee-maraykanka-oo-dhaliilo-u-soo-jeediyey-fbi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3117","title":{"rendered":"Hogaamiye ka Tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ah Ee Maraykanka Oo Dhaliilo U Soo Jeediyey FBI"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee ka tirsan Sanate-ka Maraykanka ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in FBI-du sharciga jabisay maadaama oo ay shaaciyeen in hay&#8217;adda baadhistu bilowday baadhitaan ay ku hayso emaillo ay suurto galtahay in lala xidhiidhin karo Hillary Clinton.<\/p>\n<p>Harry Reid, ayaa ku eedeeyay agaasimaha FBI-da, James Comey, in uu ku xadgudbay sharci saraakiisha dowladda ka horjoogsanaya in ay qaadaan tallaabo saamayn ku yeeln karta doorashada.<\/p>\n<p>Warka ku saabsan in FBI-du bilowdan baadhitaan ayaa soo baxay iyadoo laba todobaad wax ka yari ka hadhsanyihiin doorashada Maraykanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa la sheegayaa in FBI-du heshay fasax maxkamadeed oo ay ku baadhayaan emaillo badan oo ay lahayd haweenay kaaliye sare u ahayd Clinton.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee ka tirsan Sanate-ka Maraykanka ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in FBI-du sharciga jabisay maadaama oo ay shaaciyeen in hay&#8217;adda baadhistu bilowday baadhitaan ay ku hayso emaillo ay suurto galtahay in lala xidhiidhin karo Hillary Clinton. Harry Reid, ayaa ku eedeeyay agaasimaha FBI-da, James Comey, in uu ku xadgudbay sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3118,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3119,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3117\/revisions\/3119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}