{"id":3129,"date":"2016-10-31T13:48:12","date_gmt":"2016-10-31T13:48:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3129"},"modified":"2016-10-31T13:48:12","modified_gmt":"2016-10-31T13:48:12","slug":"xukumada-soomaaliya-oo-amar-ku-bixisay-in-la-xidho-safaaradda-sanca-ee-dalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3129","title":{"rendered":"Xukumada  Soomaaliya Oo amar ku bixisay in la xidho Safaaradda Sanca Ee dalka Yemen."},"content":{"rendered":"<p class=\"entry-title single-post-title heading_post_title\">Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ahna sii haya Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cusmaan Axmed Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in muddo bil gudahood lagu xiro Safaaradda Sanca.<br \/>\nWarqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in si deg deg ah lagu xiro Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen.<br \/>\n\u201cWaxaa rabaa inaa idin sheego in Safaaradda Sanca ay mudadii ugu dambeysay ay haysay shaqooyin badan oo ka mid ahaa daad-gureynta dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan ee dalka Yemen, waxaa soo baxday oo hada taagan in dowladda Soomaaliya amartay in la xiro Safaaradda, waxaa na soo gaaray warqad nooga timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la leeyahay hala xiro muddo bil gudaheed, kuma cada warqadaas sababta loo xirayo\u201dayuu yiri Qunsulka Soomaaliya ee Safaaradda Sanca Cusmaan Axmed Maxamed.<br \/>\nQunsulka ayaa sheegay in sababaha loo xirayo Safaaradda ay tahay in dowladda ay qaadatay go\u2019aan ah ay ku taageereyso dowladda sharciga ah ee dalka Yemen, sidaas darteedna aysan xilligan suura gal aheyn in Safaarad ka sii furnaato magaalada Sanca oo ay gacanta ku hayana Xuutiyiinta.<br \/>\nSidoo kale Qunsulka oo u waramayay Idaacada SIMBA ee ka howl gasha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hadii ay xiran Safaaradda Soomaaliya ee Sanca ay keeneyso dhibaato weyn oo soo wajahda Soomaalida ku sugan dalka Yemen.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa dhowaan cambaareysay gantaalkii Kooxaha Xuutiyiinta Yemen ku tureen magaalada Barakeysan ee Makkah Al-Mukarama, waxaana dowladda horay u taageertay isbaheysiga uu hoggaaminayo Sacuudiga ee dagaalka kula jira Kooxaha Xuutiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ahna sii haya Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cusmaan Axmed Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in muddo bil gudahood lagu xiro Safaaradda Sanca. Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in si deg deg ah lagu xiro Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Sanca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3130,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3129"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3131,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3129\/revisions\/3131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}