{"id":3155,"date":"2016-11-01T05:12:50","date_gmt":"2016-11-01T05:12:50","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3155"},"modified":"2016-11-01T05:12:50","modified_gmt":"2016-11-01T05:12:50","slug":"taliyaaniga-dhaqaale-badan-oo-ku-baxaya-dib-u-dhiska-magaalooyiinkuu-dhulgariirka-uu-dumiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3155","title":{"rendered":"Taliyaaniga: Dhaqaale badan oo ku baxaya dib u dhiska magaalooyiinkuu dhulgariirka uu dumiyay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Saraakiisha dalka Taliyaaniga ayaa ku qiyaasaya in sagaal bilyan oo dollar ay ku bixi doonto dib u dhisidda magaalooyiinka iyo deegaanada uu dhul gariirka ku dhuftay Axaddii.<\/p>\n<p>Ka dib kullan ay yeesheen wasiirada iyo hogaamiyayaasha gobollada, ra&#8217;iisul wasaaraha Matteo Renzi, wuxuu sheegay in dadka si ku meel gaar ah loo dejin doono konteenaro, inta dib u dhiska uu socdo.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in xilli yar oo macquul ah ay tallaabadaasi qaadan doonto.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ballan qaaday in dib loo dhisayo kaniisadaha Norcia, oo ka mid ah magaalooyiinka uu sida xun ugu dhuftay dhul gariirka.<\/p>\n<p>Laanta difaaca shacabka ayaa waxa ay sheegeysaa in 40 kun oo qof ay ku caawiyeen guryo ku meel gaar ah iyo cunto.<\/p>\n<p>Burburka jidadka ayaa caqabad ku noqday gargaarka iyo dayactirka.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha dalka Taliyaaniga ayaa ku qiyaasaya in sagaal bilyan oo dollar ay ku bixi doonto dib u dhisidda magaalooyiinka iyo deegaanada uu dhul gariirka ku dhuftay Axaddii. Ka dib kullan ay yeesheen wasiirada iyo hogaamiyayaasha gobollada, ra&#8217;iisul wasaaraha Matteo Renzi, wuxuu sheegay in dadka si ku meel gaar ah loo dejin doono konteenaro, inta dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3157,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3155\/revisions\/3157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}