{"id":3281,"date":"2016-11-05T05:52:24","date_gmt":"2016-11-05T05:52:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3281"},"modified":"2016-11-05T05:52:24","modified_gmt":"2016-11-05T05:52:24","slug":"mareykanka-oo-sheegay-in-wadahadallada-venezuela-oo-fashilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3281","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay in wadahadallada Venezuela oo fashilay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Qaramada Midoobeey waxay sheegeysaa inay socdaan dadaallo dib loogu billaabayo wadahadallada u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradka Venezuela.<\/p>\n<p>Kullamada ayaa xal loogu raadinayaa dhibaatada siyaasaded ee dalkaasi ka taagan.<\/p>\n<p>Tom Shannon oo Mareykanka u qaabilsan arrimaha siyaasadda kaas oo bishii aanu soo dhaafnay booqday Caracas, wuxuu sheegay in wadahadalka ay waday Vatican-ka uu fashilmay.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa la filayay inay taageerayaashooda markale isu keenaan.<\/p>\n<p>Waxa uu natiijada noocaas ah uu ku tilmaamay mid aad halis u ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Venezuelan Nicolas Maduro ayaa waxa uu caqabad kala kulmayaa mucaaradka oo ku badan aqalka wakiillada.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa guul aan caadi ahayn ka gaaray doorashadii sanadkii tagay.<\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka wuxuu Madaxweyne Maduro ku eedeynayaa inuu is hortaagay aftida loo qaadi lahaa in xafiiska looga saaro ka hor intuusan xilligiisa dhammaan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobeey waxay sheegeysaa inay socdaan dadaallo dib loogu billaabayo wadahadallada u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradka Venezuela. Kullamada ayaa xal loogu raadinayaa dhibaatada siyaasaded ee dalkaasi ka taagan. Tom Shannon oo Mareykanka u qaabilsan arrimaha siyaasadda kaas oo bishii aanu soo dhaafnay booqday Caracas, wuxuu sheegay in wadahadalka ay waday Vatican-ka uu fashilmay. Labada dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3282,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3283,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3281\/revisions\/3283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}