{"id":3284,"date":"2016-11-05T06:11:10","date_gmt":"2016-11-05T06:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3284"},"modified":"2016-11-05T06:11:10","modified_gmt":"2016-11-05T06:11:10","slug":"ururka-al-qacida-oo-hogaamiye-sare-looga-dilay-dalka-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3284","title":{"rendered":"Ururka Al-Qacida oo hogaamiye sare looga dilay Dalka Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Waaxda difaaca ee Mareykanka waxay sheegeysaa in ay duqeyn ku dishay hogaamiye sare oo ka mid ahaa Al-Qacidada Afghanistan, Faruq al-Qaxtani.<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa la sheegay inay ka dhacday gobolka Kunar.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa Qaxtani ku sheegay inuu ahaa amiirka Al-qacida ee bariga Afghanistan.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ku sheegeen inuu ahaa mid ka mid ah dadka abaabula weerarada ka dhanka ah Mareykanka.<\/p>\n<p>Duqeynta oo la sheegay in la fuliyay bishii October, waxaa sidoo kale lala eegtay hogaamiye kale oo Al-Qacidda ah oo lagu magacaabo Bilal Al-Utabi.<\/p>\n<p>Balse macadda in Al-Utabi uu ku dhintay weerarkaasi iyo in kale.<\/p>\n<p>Warbixin ay Jimcihii soo saartay UN ayaa lagu sheegay in dagaal yahannada daacadda u ah Al-Qacida ay si aad ah ula howlgalayaan Talibaan intuu socday duullaanka Afghanistan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda difaaca ee Mareykanka waxay sheegeysaa in ay duqeyn ku dishay hogaamiye sare oo ka mid ahaa Al-Qacidada Afghanistan, Faruq al-Qaxtani. Duqeynta ayaa la sheegay inay ka dhacday gobolka Kunar. Mareykanka ayaa Qaxtani ku sheegay inuu ahaa amiirka Al-qacida ee bariga Afghanistan. Waxay sidoo kale ku sheegeen inuu ahaa mid ka mid ah dadka abaabula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3285,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3286,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3284\/revisions\/3286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}