{"id":3309,"date":"2016-11-05T19:37:12","date_gmt":"2016-11-05T19:37:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3309"},"modified":"2016-11-05T19:37:12","modified_gmt":"2016-11-05T19:37:12","slug":"daawomadaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-somaliland-axmed-yuusuf-yasiin-oo-beeniyey-warar-sheegay-inu-dhex-dhexaadiyey-guddoomiyaha-xisbiga-kulmiye-iyo-musharax-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3309","title":{"rendered":"Daawo;Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin Oo Beeniyey Warar Sheegay Inu Dhex Dhexaadiyey Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen."},"content":{"rendered":"<p class=\"post-title single\">Hargeysa(GLN)_Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yasiin ayaa markii ugu horeysay Beeniyey Warar Sheegay Inu Dhex Dhexaadiyey Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi \u00a0 iyo Musharax\u00a0 madaxweyne ee xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen.<\/p>\n<p class=\"post-title single\">Axmed Yuusuf Yasiin waxaa uu shegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin isla markaana laysku keenay sawiro maalmo hore ahaa oo qeyb ka mid ah la jaray , sidoo kalana waxaa uu sheegay In Jamaal Cali Xussen yahay shaqasi leh hamiga in uu dal hogaamiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DAAWO  Axmed yuusuf yaasiin oo ka hadlay dhex dhexaadin la weriyey in uu jamaal iyo muuse biixi ka g\" width=\"500\" height=\"375\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qsGkeoXWx3Q?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yasiin ayaa markii ugu horeysay Beeniyey Warar Sheegay Inu Dhex Dhexaadiyey Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi \u00a0 iyo Musharax\u00a0 madaxweyne ee xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen. Axmed Yuusuf Yasiin waxaa uu shegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin isla markaana laysku keenay sawiro maalmo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3310,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3311,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3309\/revisions\/3311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}