{"id":3327,"date":"2016-11-06T07:47:38","date_gmt":"2016-11-06T07:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3327"},"modified":"2016-11-06T07:47:38","modified_gmt":"2016-11-06T07:47:38","slug":"dibadbaxyo-waa-weyn-oo-rabshado-wata-ayaa-ka-dhacay-caasimada-seoul-ee-dalka-kuuriyada-koonfureed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3327","title":{"rendered":"Dibadbaxyo Waa Weyn  Oo Rabshado Wata ayaa Ka Dhacay Caasimada seoul Ee Dalka Kuuriyada Koonfureed."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dibadbixii ugu weynaa ayaa ka dhacay magaalada Seoul ee caasimada Kuuriyada Koonfureed, kaasi oo ay dadka ku dalbanayeen inay xukunka ka degto madaxweyne Park Geun-hye.<\/p>\n<p>Qabanqaabiyayaasha dibadbaxa, ayaa sheegay in labo boqol oo kun ay ka soo qeybgaleen inkastoo boolisku tirada intaa ka yareeyeen.<\/p>\n<p>Dibadbaxayaasha ayaa ka caryesan eedaha saaxiib ku dhow madaxweynaha oo aan wax jago dowladda ka hayn oo loo ogolaaday inay saameyn ku yeelatay dajinta qeynuunada.<\/p>\n<p>Jimcihii ayey madaxweyne Park raaligelin ka bixisay fadeexadaasi, iyadoo beenisay in wax saameyn ah ay cid ku yeelatay.<\/p>\n<p>Dibadbaxyo kale ayaa ka dhacay magaalooyin kale oo dalka ah.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa dalbaday inay iscasisho ama ay ogolaato in baarlamaanka keenaan ra&#8217;iisul wasaare labaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibadbixii ugu weynaa ayaa ka dhacay magaalada Seoul ee caasimada Kuuriyada Koonfureed, kaasi oo ay dadka ku dalbanayeen inay xukunka ka degto madaxweyne Park Geun-hye. Qabanqaabiyayaasha dibadbaxa, ayaa sheegay in labo boqol oo kun ay ka soo qeybgaleen inkastoo boolisku tirada intaa ka yareeyeen. Dibadbaxayaasha ayaa ka caryesan eedaha saaxiib ku dhow madaxweynaha oo aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3328,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3329,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3327\/revisions\/3329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}