{"id":3347,"date":"2016-11-07T10:24:26","date_gmt":"2016-11-07T10:24:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3347"},"modified":"2016-11-07T10:24:26","modified_gmt":"2016-11-07T10:24:26","slug":"kurdiyiinta-oo-dagaal-ku-qaaday-bariga-mowsil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3347","title":{"rendered":"Kurdiyiinta oo dagaal ku qaaday bariga Mowsil"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidamada Kurdiyiinta dalka Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in bariga magaalada Mowsil ay dagaal ba&#8217;an kula jiraan mintidiinta kooxda Dowladda Islaamka.<\/p>\n<p>Kurdiyiinta ayaa aroornimadii isniinta dagaal ku qaaday saldhigyada kooxdan, si ay u qabsadaan magaalada Bashiqa.<\/p>\n<p>Kal hore, mintidiinta kooxda Dowladda Islaamka oo isaga baxaya deegaan ku yaala koonfurta Mowsil ayaa dab qabadsiiyay 19 ceel oo ah kuwa saliidda.<\/p>\n<p>Weriye ka tirsan BBC-da ayaa sheegaya in dad badan oo deegaanka ah uu naqaska ku xirmay, halka xoolo badan ay dhinteen.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa maalmihii ugu dambeeyay guulo ka gaaray dagaalka ay ugu jiraan qabsashada Mowsil.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Kurdiyiinta dalka Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in bariga magaalada Mowsil ay dagaal ba&#8217;an kula jiraan mintidiinta kooxda Dowladda Islaamka. Kurdiyiinta ayaa aroornimadii isniinta dagaal ku qaaday saldhigyada kooxdan, si ay u qabsadaan magaalada Bashiqa. Kal hore, mintidiinta kooxda Dowladda Islaamka oo isaga baxaya deegaan ku yaala koonfurta Mowsil ayaa dab qabadsiiyay 19 ceel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3348,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3349,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3347\/revisions\/3349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}