{"id":3359,"date":"2016-11-07T13:10:08","date_gmt":"2016-11-07T13:10:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3359"},"modified":"2016-11-07T13:10:08","modified_gmt":"2016-11-07T13:10:08","slug":"war-degdeg-ahmusharax-jamaal-cali-xuseen-oo-ku-dhawaaqay-xiliga-u-qabsomayo-shirkii-ay-maxkamda-sare-ee-somaliland-amartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3359","title":{"rendered":"War Degdeg ah:Musharax  Jamaal Cali Xuseen Oo  Ku Dhawaaqay Xiliga U Qabsomayo Shirkii ay Maxkamda Sare  Ee Somaliland Amartay."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Musharaxa madaxweynaha xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta\u00a0 ku dhawaaqay in garabka uu hogaamiyo ee xisbiga Ucid ay maalinta bari ah qabanayaan shirweynihii aan caadiga ahayn ee maxkamadu go,aamisay.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Musharax Jamaal uu qoraal uu arintaas kaga hadlayo ku baahiyey bogiisa facebook ayaa waxa uu sheegay inayshirkaas ka soo qayb gali doonaan xubnihii ka qayb galay shirweynihii ugu danbeeyey ee shirkii golaha dhexe ee xisbiga Ucid kaas oo dhacay sanadkii 2012-kii.<\/p>\n<p>Qoraalka uu musharax Jamaal kaga hadlay shirka ay qabsanayaan ayaa waxa uu u dhignaa sidan \u201cOgeysiin taageerayaasha: waxaanu si xushmad leh ugu baaqaynaa in shirweyne aan caadi ahayn aanu berito ku<br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">qaban doonaa hotelka weyn ee Maanzoor hotel halkaasoo ergooyinkii shirkii ugu danbeeyey ee 2012 kii ay joogaan kuna salaysan xukunkii maxkamadda sare. Waxa kale oo joogi doona ergooyin kale oo faro badan oo matalaya goboladda dalka iyo marti sharaf kale. Mar haddii sharcigii dalku qaban waayey garabkii Faysal Cali Waraabe ee uu u hogaansami waayey xukunkii maxkamadda ee ay ahayd in shirweynaha aan caadiga ahayn la wada qaban qaabiyo gudiddii 10 ka xubnood ee matalaysay labadda garab- Waxaan dhamaan u sheegaynaa Bulshadda in shirweynihii aan caadiga ahayn uu berito ka qabsoomi doono hotel Maansoor iyadoo heshiiskii labadda garab ee 90% dhameystirmay ee xisbigga lagu soo saaray lagu ansixin doono; isla markaana qiimeyn lagu sameyn doono hogaanka sare ee xisbigga ee mugdigga geliyey xisbiggan qaran. Somaliland sharcigga ayuun baa ina deeqa. Nina nin kama weyna indho adkaan ummadda waxba laguma jiidhsiin karo.&#8221;<\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Musharaxa madaxweynaha xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta\u00a0 ku dhawaaqay in garabka uu hogaamiyo ee xisbiga Ucid ay maalinta bari ah qabanayaan shirweynihii aan caadiga ahayn ee maxkamadu go,aamisay. Musharax Jamaal uu qoraal uu arintaas kaga hadlayo ku baahiyey bogiisa facebook ayaa waxa uu sheegay inayshirkaas ka soo qayb gali doonaan xubnihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3360,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3361,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3359\/revisions\/3361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}