{"id":3365,"date":"2016-11-07T15:12:29","date_gmt":"2016-11-07T15:12:29","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3365"},"modified":"2016-11-07T15:12:29","modified_gmt":"2016-11-07T15:12:29","slug":"maxkamada-gobolka-hargeysa-oo-xukuno-ku-riday-afar-qareen-oo-u-doodayey-dad-eedaysanayaal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3365","title":{"rendered":"Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday Afar Qareen Oo U Doodayey Dad Eedaysanayaal Ah"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa xukuno ku riday afar qareen oo u doodayey dad ku eedaysanaa inay baraha bulshada ee Facebook ku isticmaalayeen xubno ka mid ah garsoorka somaliland.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/gudoomiyaha-maxkamada-gobolka-Maroodi-jeex.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Gudoomiyaha maxkamada gobolka Hargeysa Axmed Ismaaciil Dalmar ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xadhiga afarta qareen oo lagu xukumay min hal sano oo xadhig ah.<\/p>\n<p>Gudoomiye Axmed Dalmar ayaa sheegay in xadhiga qareenadu uu yimid ka dib markii uu ay\u00a0 is hortaageen habsami u socodka dacwada isla markaana ay aflagaado u gaysteen garsoorihii qaadyey dacwada, waxaanu tilmaamay inay kiciyeen dadkii ka soo qayb galay dhagaysiga maxkamada oo ay ku amreen inay maxkamada ka baxaan.<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">Afartan qareen ee xukunka xadhiga ah lagu riday ayaa kala ahaa Daahir Maxamed Faarax<\/span><\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud, Jaamac Cali Ismaaciil, Xasan Maxamed Fadal<\/p>\n<p>Dhinaca kale gudoomiyaha xarunta xuquuqal iinsaanka somaliland Guuleed Dafac oo ka hadlay xukunkan ayaa difaacay qareenadan la xidhay waxaanu sheegay inay ku kaceen wax ay xaq u leeyihiin oo uu ku tilmaamay is hortaag eed ka dhan ah dadka ay difaacayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa xukuno ku riday afar qareen oo u doodayey dad ku eedaysanaa inay baraha bulshada ee Facebook ku isticmaalayeen xubno ka mid ah garsoorka somaliland. Gudoomiyaha maxkamada gobolka Hargeysa Axmed Ismaaciil Dalmar ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xadhiga afarta qareen oo lagu xukumay min hal sano oo xadhig ah. Gudoomiye Axmed Dalmar ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3366,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3365","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3365"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3367,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3365\/revisions\/3367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}