{"id":3368,"date":"2016-11-07T16:29:59","date_gmt":"2016-11-07T16:29:59","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3368"},"modified":"2016-11-07T16:29:59","modified_gmt":"2016-11-07T16:29:59","slug":"war-deg-deg-ahrabshado-ka-dhashay-ciyaar-galabta-dhex-martay-gobolad-daad-madheedh-iyo-hawd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3368","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Rabshado ka Dhashay Ciyaar Galabta Dhex Martay Gobolad Daad-Madheedh iyo Hawd"},"content":{"rendered":"<p><strong>Rabshado ka Dhashay Ciyaar Galabta Dhex Martay Gobolad Daad-Madheedh iyo Hawd<\/strong><\/p>\n<p>Hargeysa(GLN)_jawiga magalada hargeysa oo Cawa Cakiran Qaybto ka mid ah\u00a0 ka dib Qalaalse iyo iska horimad ka ka dhashay ciyaarti Galabta ku dhex Martay Garoonka Hargeysa stadium Xulalka Gobolada Daad madheedh iyo hawd<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka hor dhaca ah ee laga helayo rabshadahaasi ayaa sheegaya inay isku dhaceen ciidamada amaanka iyo qaar ka mid ah taageerayaashii ka soo qayb galay daawashada ciyaarta dhex maraysay labada gobol.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo rabshadaha ayaa sheegaya inay jiraan khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyada oo wararku tilmaamayaan laba qof oo dhimasho ah halka dhaawacuna intaas ka badan yahay, waxaana adag sida lagu xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay maadaama oo xaaladu aad u adag tahay isla markaana ciidamada amaanku ku hawlan yihiin<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\">Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Gacanlibaaxnews.com<br \/>\n<\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rabshado ka Dhashay Ciyaar Galabta Dhex Martay Gobolad Daad-Madheedh iyo Hawd Hargeysa(GLN)_jawiga magalada hargeysa oo Cawa Cakiran Qaybto ka mid ah\u00a0 ka dib Qalaalse iyo iska horimad ka ka dhashay ciyaarti Galabta ku dhex Martay Garoonka Hargeysa stadium Xulalka Gobolada Daad madheedh iyo hawd &nbsp; Sida ay sheegayaan wararka hor dhaca ah ee laga helayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3369,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3370,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3368\/revisions\/3370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}