{"id":3386,"date":"2016-11-08T05:44:14","date_gmt":"2016-11-08T05:44:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3386"},"modified":"2016-11-08T05:44:14","modified_gmt":"2016-11-08T05:44:14","slug":"trump-iyo-clinton-oo-ku-jira-saacadihii-ugu-dambeeyey-ololahooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3386","title":{"rendered":"Trump iyo Clinton oo ku jira saacadihii ugu dambeeyey ololahooda"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa wada saacadihii u dambeeyey isu soo baxyada ololahooda doorashada. Afkaarta dadka laga uruuriyey ayaa muujinaysa in Mrs Clinton ay ninka ay iska soo horjeedaan ee xisbiga Jamhuuriga ku hogaaminayso boqolkiiba 4 dhibcood.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/zz.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3387\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/zz.jpg\" alt=\"zz\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/zz.jpg 624w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/zz-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a>Farqiga xagga afkaarta dadweynaha ee u dhaxeeya labada murashax <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Trump ayaa ugu sheegay taageerayaashiisa Florida in doorashada ay tahay fursaddii ugu dambaysay ee ay ku diidi lahaayeen dabaqad uu ku tilmaamay in musuq uu hareeyey.<\/p>\n<p>Isu soo bax ka dhacay magaalada Pittsburgh ayey Mrs Clinton kaga codsatay taageerayaasheeda xisbiga Dimoqaraadiga inay u codeeyaan Ameerika rajadeedu wayn tahay oo loo wada dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa wada saacadihii u dambeeyey isu soo baxyada ololahooda doorashada. Afkaarta dadka laga uruuriyey ayaa muujinaysa in Mrs Clinton ay ninka ay iska soo horjeedaan ee xisbiga Jamhuuriga ku hogaaminayso boqolkiiba 4 dhibcood. Farqiga xagga afkaarta dadweynaha ee u dhaxeeya labada murashax Mr Trump ayaa ugu sheegay taageerayaashiisa Florida in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3388,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3389,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3386\/revisions\/3389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}