{"id":3492,"date":"2016-11-10T12:42:14","date_gmt":"2016-11-10T12:42:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3492"},"modified":"2016-11-10T12:42:14","modified_gmt":"2016-11-10T12:42:14","slug":"madaxweyne-siilaanyo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3492","title":{"rendered":"Madaxweyne Siilaanyo U Hambalyeeyay Madaxweynaha Maraykanka"},"content":{"rendered":"<div dir=\"ltr\">\n<p>Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka dalkayga iyo dadkayga waxan kugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaadhay Doorashadii ay shacabka Maraykanku kuugu doorteen inaad noqoto Madaxweynahoodii 45-aad.<\/p>\n<p>Mudane Madaxweyne, haatan oo Doorashadii lagu kala calaf qaaday, waxa lagama maarmaan ah inaad ummadaada midayso oo aad u damaanad qaado horumar iyo barwaaqo, mid kuu codeeyey iyo mid kaa codeeyeyba.<\/p>\n<p>Dalka Maraykanka oo ah dal ay Dunidu kaga dayato waxyaabo badan gaar ahaan xagga xorriy<span class=\"m_5349640929460493957gmail-text_exposed_show\">ada, dimuqraadiyada iyo xuquuqda aadamaha, Dadkayga iyo dalkayga Somaliland waxay ku kalsoon yihiin in Xukuumadaadu ay sii wadi doonto gudashada xilka iyo waajibaadka Maraykanka kaga beegan Bulshada Caalamka.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"m_5349640929460493957gmail-text_exposed_show\">\n<p>Axmed Maxamed Silanyo,<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,<\/p>\n<p>++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++<\/p>\n<p>President-Elect of the United States of America,<br \/>\nDear Mr President-Elect,<\/p>\n<p>As the President of Somaliland Republic, I extend my sincere congratulations on your election as the 45th President of the United States of America.<\/p>\n<p>Today, it is more important than ever before to strengthen and ensure peace and prosperity for all American citizens and for people around the world.<\/p>\n<p>Mr President-Elect, my country and people trust that America, whose values of freedom, democracy and human rights have always been a beacon of hope around the world, will fulfill it\u2019s global obligations and will continue to make a difference when dealing with huge challenges ahead.<\/p>\n<p>Yours sincerely,<\/p>\n<p>Ahmed Mohamed Silanyo,<br \/>\nPresident of Republic of Somaliland,<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka dalkayga iyo dadkayga waxan kugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaadhay Doorashadii ay shacabka Maraykanku kuugu doorteen inaad noqoto Madaxweynahoodii 45-aad. Mudane Madaxweyne, haatan oo Doorashadii lagu kala calaf qaaday, waxa lagama maarmaan ah inaad ummadaada midayso oo aad u damaanad qaado horumar iyo barwaaqo, mid kuu codeeyey iyo mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3493,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3492"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3494,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3492\/revisions\/3494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}