{"id":3507,"date":"2016-11-10T19:20:10","date_gmt":"2016-11-10T19:20:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3507"},"modified":"2016-11-10T19:20:10","modified_gmt":"2016-11-10T19:20:10","slug":"war-saxaafadeedgudoomiyaha-garabka-toosinta-iyo-cadaalada-xisbiga-waddani-mdseed-oo-magacaabay-laba-guddi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3507","title":{"rendered":"War-Saxaafadeed:Gudoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Md,Seed Oo Magacaabay Laba Guddi."},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa(GLN)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu\u2019min Seed waxa uu maanta magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac Xirsi, kana kooban yaya lix xubnood oo kale.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Sidoo kale gudoomiye Seed waxa uu magacaabay Madaxa Abaabulka iyo isku dubaridka xaflada Soo dhawaynta garabka toosinta ee uu dhawaan ku tagayo Gobolka Awdal.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Warsaxaafadeedkan oo laga soo saaray xafiiska warfaafinta Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI oo nuqul ka mid ahi la soo gaadhsiiyay Gacanlibaaxnews.Com xafiiska Hargeysa ayaa u qornaa Sidan:-<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3508\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB2.jpg\" alt=\"cb2\" width=\"478\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB2.jpg 478w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB2-218x300.jpg 218w\" sizes=\"auto, (max-width: 478px) 100vw, 478px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3509\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB.jpg\" alt=\"cb\" width=\"478\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB.jpg 478w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/CB-218x300.jpg 218w\" sizes=\"auto, (max-width: 478px) 100vw, 478px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu\u2019min Seed waxa uu maanta magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac Xirsi, kana kooban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3510,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3507","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3511,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3507\/revisions\/3511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}