{"id":3589,"date":"2016-11-13T10:26:35","date_gmt":"2016-11-13T10:26:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3589"},"modified":"2016-11-13T10:26:35","modified_gmt":"2016-11-13T10:26:35","slug":"clinton-oo-guul-darradeedii-ku-eedaysay-agaasimaha-fbi-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3589","title":{"rendered":"Clinton oo guul darradeedii ku eedaysay agaasimaha FBI-da"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Hillary Clinton ayaa sheegtay in guul darradeedii madaxtinimada Maraykanka ay keentay faragelin uu ku lahaa doorashada agaasimaha FBI-du.<\/p>\n<p>Mrs. Clinton waxay sheegtay in dhawaaqii agaasimaha FBI-da, James Comey, ee ahaa in baadhitaan cusub lagu bilaabayo adeegsigeedii email-lada markii ay ahayd xog-hayaha arimaha dibadda wax yar uun ka hor maalintii doorashadu dhacaysay, uu ahaa talaabadii joojisay xawligii uu ku socday ololaheedii doorashadu.<\/p>\n<p>Clinton oo u tartamaysay Xisbiga Dimuqraadigu, waxay hadalkan sheegtay iyadoo telefoon kula hadlaysay qaar ka mid ah dadka deeqaha siiya xisbiga, hadalkaas sirta ahna waxa markii markii dambe heshay warbaahinta.<\/p>\n<p>Kooxdii agaasimaysay ololaheeda ayaa sheegay in kastoo Mrs.Clinton markii dambe lagu waayey wax fal dembiyeed ah, in hadana tallaabadaas FBI-du soo noolaysay eeddayntii Trump ee ahayd in musharaxa Dimuqraadiga uu ilaalinayo nidaamka dowliga ah ee Maraykanka ee musuqu galay.<\/p>\n<p>Weli waxa socda mudaharaadada lagaga soo horjeedo guusha ninkii ay loolameen ee Donald Trump.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hillary Clinton ayaa sheegtay in guul darradeedii madaxtinimada Maraykanka ay keentay faragelin uu ku lahaa doorashada agaasimaha FBI-du. Mrs. Clinton waxay sheegtay in dhawaaqii agaasimaha FBI-da, James Comey, ee ahaa in baadhitaan cusub lagu bilaabayo adeegsigeedii email-lada markii ay ahayd xog-hayaha arimaha dibadda wax yar uun ka hor maalintii doorashadu dhacaysay, uu ahaa talaabadii joojisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3590,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3591,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3589\/revisions\/3591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}