{"id":3592,"date":"2016-11-13T10:39:04","date_gmt":"2016-11-13T10:39:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3592"},"modified":"2016-11-13T10:39:04","modified_gmt":"2016-11-13T10:39:04","slug":"amisom-oo-dalbaday-ciidamo-dheeraad-ah-oo-la-keeno-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3592","title":{"rendered":"AMISOM oo dalbaday ciidamo dheeraad ah oo la keeno Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Howl galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dalbaday ciidamo dheeraad ah oo la keeno Soomaaliya, inta lagu guda jiro doorashooyinka dalka ka dhacaya.<span id=\"more-60040\"><\/span><\/p>\n<p>Kulan Taliyeyaasha dalalka ka qeyb qaadanaya howl galka AMISOM ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa waxay ku dalbadeen in ciidamo dheeraad ah la keeno Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan ka hortagida weerarada ka imaanaya Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha\u00a0Milateriga ee dalalka Itoobiya, Kenya, Burundi, Jabuuti iyo Mas\u2019uul ka socday Uganda ayaa goob joog ka ahaa kulankan ciidamada ka jooga Soomaaliya ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobey iyo dalalka deeq bixiyeyaasha inay gacan ka geystaan keenista 4,000 oo askari.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in ciidamada loo baahan yahay in muddo lix bil heegan u noqdaan ka hor-taga weerarada Al-Shabaab, waxaana la geynayaa Jubbooyinka, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku dhowaad 22-kun askari oo ka socda illaa shan dal ayaa ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo wali awood u heli la\u2019 ka hortagida weerarada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa dhowaan faarujiyay deegaano ku yaalla Koofurta Soomaaliya, halkaasoo markii dambe ay la wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howl galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dalbaday ciidamo dheeraad ah oo la keeno Soomaaliya, inta lagu guda jiro doorashooyinka dalka ka dhacaya. Kulan Taliyeyaasha dalalka ka qeyb qaadanaya howl galka AMISOM ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa waxay ku dalbadeen in ciidamo dheeraad ah la keeno Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan ka hortagida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3593,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3594,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3592\/revisions\/3594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}