{"id":3630,"date":"2016-11-14T10:34:33","date_gmt":"2016-11-14T10:34:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3630"},"modified":"2016-11-14T10:34:33","modified_gmt":"2016-11-14T10:34:33","slug":"war-deg-deg-ah-xisbiga-waddani-oo-xilkii-ka-qaaday-axmed-muumin-seed-iyo-xildhibaan-faarax-dheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3630","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah Xisbiga Waddani Oo Xilkii Ka Qaaday Axmed Muumin Seed Iyo Xildhibaan Faarax Dheere."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(GLN)_Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in gabi ahaanba xilkii gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi laga qaaday Axmed Muumin Seed oo xilkaas hayay intii uu jirayba xisbiga Waddani,<\/p>\n<p>Shir jaraaid oo ay Maanta ku qabteen Xafiiskooda ayay sidaasi ku sheegeen waxa kale oo isna xilkii gudoomiye ku xigeenka labaad laga qaaday Xildhibaan faarax Dheere oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Xisbiga Waddani.<\/p>\n<p>Kulan ay gudida fulinta ee Xisbigu yeesheen ayaa waxa lahu sheegayin labadaasi masuul xilka laga qaaday ka dib markii ay jabiyeen xeerarka xisbiga Waddani.<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidaasi waxa warbaahinta u sheegay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo sidoo kale masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Waddani<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in gabi ahaanba xilkii gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi laga qaaday Axmed Muumin Seed oo xilkaas hayay intii uu jirayba xisbiga Waddani, Shir jaraaid oo ay Maanta ku qabteen Xafiiskooda ayay sidaasi ku sheegeen waxa kale oo isna xilkii gudoomiye ku xigeenka labaad laga qaaday Xildhibaan faarax Dheere oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3631,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3632,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3630\/revisions\/3632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}