{"id":372,"date":"2016-08-23T07:24:55","date_gmt":"2016-08-23T07:24:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=372"},"modified":"2016-08-23T07:24:55","modified_gmt":"2016-08-23T07:24:55","slug":"tacsi-gudoomiye-ciro-oo-tacsi-u-diray-xoghayaha-warfaafinta-xisbiga-waddani-cabdirashiid-xassan-mataan-oo-hooyadii-ku-geeriyootey-magaalada-borama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=372","title":{"rendered":"Tacsi : Gudoomiye Ciro Oo Tacsi U Diray Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Hooyadii Ku Geeriyootey Magaalada Borama."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku hadlaaya, magaciisa, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI ee kala jooga guddo iyo dibad ba, waxa uu tacsi tiiraanyo u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani <strong>Muddane Cabdirashiid Xassan Mataan<\/strong> , isaga oo ka tacsiyadeynaaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi \u00a0hooyadii marxuumad Xaliimo Cilmi Aare oo ku geeriyooday magaalada \u00a0Borama .<\/p>\n<p>Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu sida oo kale uu tacsi taas la mid ah u dirayaa eheladii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxdey Marxuumadu<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxa uu ugu dambeyn uu Marxuumada \u00a0Alle uga baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii jannatul Fardowsana uu ka waraabiyo. Ehelkii, qaraabaddii, asxaabtii iyo weliba gaar ahaan Cabdirashiid Xassan Mata na uu samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p><strong><em>Amiin Amiin Amiin \u2026\u2026..!!.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku hadlaaya, magaciisa, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI ee kala jooga guddo iyo dibad ba, waxa uu tacsi tiiraanyo u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani Muddane Cabdirashiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":373,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":374,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/372\/revisions\/374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}