{"id":3727,"date":"2016-11-16T05:41:46","date_gmt":"2016-11-16T05:41:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3727"},"modified":"2016-11-16T05:41:46","modified_gmt":"2016-11-16T05:41:46","slug":"bbc-ws-oo-11-luqadood-oo-cusub-ku-soo-kordhisay-caalamka-la-hadasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3727","title":{"rendered":"BBC WS Oo 11 Luqadood Oo Cusub Ku Soo Kordhisay Caalamka La Hadasha."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">BBC ayaa sharaxaad ka bixisay ballaarin lagu sameeyo qeybta caalamka la hadasho.<\/p>\n<p>Ballaarintan ayaa ah tii ugu weyneyd ee BBC lagu sameeyo muddo 70 sano ah.<\/p>\n<p>BBC-da ayaa sheegtay inay bilaabeyso 11 luqadood oo cusub, ayna kordhineyso telefishinka, mobile-ka iyo laamaha dijitalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale barnaamijyo cusub ee idaacadaha ah ayey dooneysaa in BBC ay soo kordhiso.<\/p>\n<p>BBC waxay sheegtay in tallaabadan ay keeni doonto dhexdhexaadnimo iyo madax bannaani dhanka wararka iyo falaqeynta ah oo laga helo goobaha ay warbaahinta madaxa bannaan ku yartahay.<\/p>\n<p>Meelaha ballaarinta ugu badan laga sameyndoono waxaa ka mid ah Ruushka, Bariga dhexe iyo Afrika.<\/p>\n<p>BBC ayaa dooneysa inay diiradda saarto arrimaha la xiriira dhallinyarada iyo dumarka.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>BBC ayaa sharaxaad ka bixisay ballaarin lagu sameeyo qeybta caalamka la hadasho. Ballaarintan ayaa ah tii ugu weyneyd ee BBC lagu sameeyo muddo 70 sano ah. BBC-da ayaa sheegtay inay bilaabeyso 11 luqadood oo cusub, ayna kordhineyso telefishinka, mobile-ka iyo laamaha dijitalka. Sidoo kale barnaamijyo cusub ee idaacadaha ah ayey dooneysaa in BBC ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3728,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3729,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3727\/revisions\/3729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}