{"id":3730,"date":"2016-11-16T05:50:43","date_gmt":"2016-11-16T05:50:43","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3730"},"modified":"2016-11-16T05:50:43","modified_gmt":"2016-11-16T05:50:43","slug":"caruurta-nigeria-oo-halis-ugu-jira-inay-macluul-u-dhintaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3730","title":{"rendered":"Caruurta Nigeria oo halis ugu jira inay macluul u dhintaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Qaramada Midoobey waxay sheegeysaa in 14 milyan oo qof oo ku nool Nigeria ay kaalmo u baahan doonaan.<\/p>\n<p>UN ayaa xaqiijisay in dadkaasi ay ku nool yihiin Waqooyi-Bari Nigeria, halkaas oo tobannaan kun oo caruur ah ay halis ugu jiraan inay u dhintaan macluul.<\/p>\n<p>Gobolkaasi waa meeshii ay ku xoog badnaan jirtay Boko Xaraam, oo qeybo ka mid ah dib looga saaray.<\/p>\n<p>Shaqaalaha arrimaha gargaarka ka shaqeeya ayaa sanado badan awood u yeelan inay deegaanadaasi gaaraan.<\/p>\n<p>Xaaladda macluusha ee ugu daran waxaa laga soo sheegayaa maamul goboleedyada Borno, Yobe iyo Adamawa.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda caruurta u qaabilsan UN, Unicef ayaa tilmaamtay in ay u maleyneyso in 45 kun oo caruur ah ay halis ku jiraan.<\/p>\n<p>Xilli sii horeysay, hay&#8217;adda caafimaadka ka shaqeysa ee MSF waxay sheegtay in tiro caruur ah oo ay ku caawisay xeryo qaxooti ay xaaladooda aad uga xuntahay sidii la filayay.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda ayaa intaa raacisay inay rumeysan tahay in kala bar caruurta xaaladoodu xuntahay ay dhinteen.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobey waxay sheegeysaa in 14 milyan oo qof oo ku nool Nigeria ay kaalmo u baahan doonaan. UN ayaa xaqiijisay in dadkaasi ay ku nool yihiin Waqooyi-Bari Nigeria, halkaas oo tobannaan kun oo caruur ah ay halis ugu jiraan inay u dhintaan macluul. Gobolkaasi waa meeshii ay ku xoog badnaan jirtay Boko Xaraam, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3731,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3732,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3730\/revisions\/3732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}