{"id":3764,"date":"2016-11-17T12:11:10","date_gmt":"2016-11-17T12:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3764"},"modified":"2016-11-17T12:11:10","modified_gmt":"2016-11-17T12:11:10","slug":"qaar-ka-mid-ah-ciimada-militariga-ah-ee-turkiga-oo-isku-dhibay-dalka-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3764","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah  Ciimada militariga ah Ee Turkiga Oo Isku Dhibay Dalka Jarmalka."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Qaar ka mid ah militariga Turkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi.<\/p>\n<p>Askartan oo ku sugnaa saldhig ku yaalla dhanka Koofur-Galbeed ee Jarmalka lama sheegin tiradooda.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa xiray kumannaan ka mid ahaa shaqaalaha dowladda ka dib markii uu dhacay afgembigii fashilmay bishii July.<\/p>\n<p>Xiriirka Jarmalka iyo Turkiga ayaa sii xumaanayay tan iyo markii uu dhacay isku deyga afgembigaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Berlin wuxuu walaac ka muujiyay xarig wadareedka ay la kulmayaan dadka looga shakiyo inay afgembigaasi ku lug lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah militariga Turkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi. Askartan oo ku sugnaa saldhig ku yaalla dhanka Koofur-Galbeed ee Jarmalka lama sheegin tiradooda. Turkiga ayaa xiray kumannaan ka mid ahaa shaqaalaha dowladda ka dib markii uu dhacay afgembigii fashilmay bishii July. Xiriirka Jarmalka iyo Turkiga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3765,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3766,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3764\/revisions\/3766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}