{"id":379,"date":"2016-08-23T09:22:56","date_gmt":"2016-08-23T09:22:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=379"},"modified":"2016-08-23T09:22:56","modified_gmt":"2016-08-23T09:22:56","slug":"afhayeenka-kooxda-al-shabaab-oo-sheegay-inay-sii-wadayaan-weerarada-ay-la-beegsanayaan-maamul-goboleedka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=379","title":{"rendered":"Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Oo Sheegay  inay sii wadayaan weerarada ay la beegsanayaan  Maamul Goboleedka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(GLN)_Afhayeenka \u00a0Kooxda Al-Shabaab Cali Dheere ayaa markii ugu Horeysay ka hadlay \u00a0weeraradii is-miidaaminta ah ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo \u00a0kaasoo ay ku dhinteen \u00a0dad tiro badani.<\/p>\n<p>Afhayeen Cali dheer \u00a0oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afka kooxda \u00a0Shabaab ayaa sheegay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba iyo bur bur hantiyadeed uu ka dhashay weerarkaas.<\/p>\n<p>\u201cCamaliyadaas ka dhacday Gaalkacyo waxaa khasaare fara badan ku gaarsiinay cadawga, waxaa la beegsaday halkii loogu tala galay iyo meelihii ay ku aruursanaayeen, dhimashada aad bey u badan tahay 30 illaa 40 u dhaxeysaa, waxaa bur buray daartii shirqoolada lagu maleegayay\u201dayuu yidhi Cali Dheere\u00a0 .<\/p>\n<p>Afhayeenka kooxda \u00a0Al-Shabaab cali dheere ayaa sheegay in maamul goboleedka \u00a0Puntland ay yihiin col u taagan dadka ahlu diinta iyo gacmo gaalo, isla markaana \u00a0ay qaatan awaamiirta Itoobiya sida uu Hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Cali dheere ayaa \u00a0hanjabay u jeediyey \u00a0maamulka Goboleedka puntland \u00a0\u00a0isaga oo sheegay inay sii wadayaan weerarada iyo howl galada ay ka geysanayaan deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>In ka badan 22 Qf ayaa ku dhintay labo weerar is qarxin ahaa, kuwaasoo loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana inta badan dadka ku dhintay weerarkaas ahaayeen dad rayid ah oo ku ganacsanayay suuqa dayax oo ay ku taalo xarunta dowladda Hoose<\/p>\n<p>Ee magalada Gaalkacyo.<\/p>\n<h5 id=\"js_3w\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a id=\"js_45\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(GLN)_Afhayeenka \u00a0Kooxda Al-Shabaab Cali Dheere ayaa markii ugu Horeysay ka hadlay \u00a0weeraradii is-miidaaminta ah ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo \u00a0kaasoo ay ku dhinteen \u00a0dad tiro badani. Afhayeen Cali dheer \u00a0oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afka kooxda \u00a0Shabaab ayaa sheegay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba iyo bur bur hantiyadeed uu ka dhashay weerarkaas. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":380,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":381,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/379\/revisions\/381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}