{"id":382,"date":"2016-08-23T10:40:34","date_gmt":"2016-08-23T10:40:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=382"},"modified":"2016-08-23T10:40:34","modified_gmt":"2016-08-23T10:40:34","slug":"ciidamada-milatariga-dalka-nigeria-ayaa-sheegay-in-ay-dileen-hogaamiyayaal-ka-tirsan-boko-xaraam","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=382","title":{"rendered":"Ciidamada Milatariga Dalka Nigeria ayaa Sheegay  in ay Dileen Hogaamiyayaal ka Tirsan Boko Xaraam."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Wararka ka imanaya Dalka Nigeria ayaa sheegayaa in ciidamada milatariga Negeria ay weeraro diyaaraded ku \u00a0dileen Dhowr ka mid ah madaxda Boko Xaraam Waqooyiga Waddankaasi.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidamada ayaa sheegay, in hogaamiyaha\u00a0 kooxda, Abubakar Shekau, ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka kaymaha Sambisa ee Jimcihii dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamada Nigeria ayaa hore u sheegay dhimashada hogaamiyaha Boko Xaraam dhowr jeer.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay milatariga Nigeria ee weerarka, ayaa lagu tilmaamay mid aan horay loo arkag, wuxuuna ku soo beegmay booqashada xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry uu ku joogo \u00a0Dalka Nigeria.<\/p>\n<p>Sources;Bbsomali<\/p>\n<h5 id=\"js_9z\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fcg\"><span class=\"fwb\"><a class=\"profileLink\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/span><\/h5>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Wararka ka imanaya Dalka Nigeria ayaa sheegayaa in ciidamada milatariga Negeria ay weeraro diyaaraded ku \u00a0dileen Dhowr ka mid ah madaxda Boko Xaraam Waqooyiga Waddankaasi. Afhayeenka ciidamada ayaa sheegay, in hogaamiyaha\u00a0 kooxda, Abubakar Shekau, ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka kaymaha Sambisa ee Jimcihii dhacay. Ciidamada Nigeria ayaa hore u sheegay dhimashada hogaamiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":383,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":384,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/382\/revisions\/384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}