{"id":3821,"date":"2016-11-18T18:32:10","date_gmt":"2016-11-18T18:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3821"},"modified":"2016-11-18T18:32:10","modified_gmt":"2016-11-18T18:32:10","slug":"dagaal-culus-oo-ka-socdo-magaalada-taiz-ee-dalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3821","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka socdo magaalada Taiz ee dalka Yemen"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Waxaa jira warar sheegaya in dagaal culus oo waxyeelo gaystay uu ka socdo magalada Taiz ee dalka Yemen.<\/p>\n<p>Waxaa la soo sheegayaa in dagaalka oo u dhaxeeya xoogagga dawladda iyo jabhadaha Xuutiyiinta ay ku dhinteen in ka badan labaatan ruux.<\/p>\n<p>Jabhadduhu waxay sheegtay in ay dad badan ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen ka dib markii uu gantaal ku dhacay Khamiistii suuq caan ah.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ayaa sheegtay in isbitaalada ku yaalla jiida dagaalku ay si aan kala joogsi lahayn u soo gaarayaan dhawacyada labada dhinac iyo waliba dad shacab ah.<\/p>\n<p>Xigasho;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa jira warar sheegaya in dagaal culus oo waxyeelo gaystay uu ka socdo magalada Taiz ee dalka Yemen. Waxaa la soo sheegayaa in dagaalka oo u dhaxeeya xoogagga dawladda iyo jabhadaha Xuutiyiinta ay ku dhinteen in ka badan labaatan ruux. Jabhadduhu waxay sheegtay in ay dad badan ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen ka dib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3823,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3821\/revisions\/3823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}