{"id":3941,"date":"2016-11-22T10:48:11","date_gmt":"2016-11-22T10:48:11","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3941"},"modified":"2016-11-22T10:48:11","modified_gmt":"2016-11-22T10:48:11","slug":"madaxweyne-donlad-trump-oo-sheegay-inaanu-kamid-noqon-doonin-heshiiska-ganacsi-dhaqaale-ee-tpp-ee-ay-ku-bahoobeen-12-waddan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3941","title":{"rendered":"Madaxweyne Donlad Trump Oo Sheegay Inaanu Kamid Noqon Doonin Heshiiska Ganacsi-Dhaqaale Ee TPP Ee Ay Ku Bahoobeen 12 Waddan."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegay in boqolka maalmood ee ugu horeyso marka uu qabto xafiiska uu soo saari doono amar looga baxayo heshiis ganacsi oo Mareykanku la galay wadamada Pacific-ga<\/p>\n<p>Fariin muqaal ah oo uu soo duubay ayuu Trump waxaa kale oo uu sheegay in uu door-bidi doono in heshiis laba geesood ah uu la gali doono 12 dal, oo ku yaalo qaarada Asia, taas oo uu ku sheegay in fursado shaqo ay ka abuuri karto dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi ayaa waxaa la saxiixay bishii Febaraayo ee sanadkan, kaddib 7 sano oo wada hadal ah .<\/p>\n<p>Waxaana uu qeyb ka ahaa siyaasadda ganacsiga ee Madaxweyne Obama.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegay in boqolka maalmood ee ugu horeyso marka uu qabto xafiiska uu soo saari doono amar looga baxayo heshiis ganacsi oo Mareykanku la galay wadamada Pacific-ga Fariin muqaal ah oo uu soo duubay ayuu Trump waxaa kale oo uu sheegay in uu door-bidi doono in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3942,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3943,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3941\/revisions\/3943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}