{"id":3996,"date":"2016-11-23T19:19:35","date_gmt":"2016-11-23T19:19:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3996"},"modified":"2016-11-23T19:19:35","modified_gmt":"2016-11-23T19:19:35","slug":"war-deg-deg-ah-afar-qof-oo-caawa-ugu-dhintay-magaalada-hargeysa-siyaabo-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=3996","title":{"rendered":"War Deg Deg ah; Afar Qof Oo Caawa Ugu Dhintay Magaalada Hargeysa Siyaabo Kala Duwan."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa magaalada Hargeysa ku dhintay afar qof waxaana ay ku kala dhinteen shilal kala duwan oo ka dhacay magaalada.<\/p>\n<p>Qof Ka mid ah dadkaasi geeriyooday waxaa ay xabad ku dhuftey askari ciidanka Booliska ah Somaliland Ka Tirsan.<\/p>\n<p>Dhanka kale qof kale ayaa isaguna dhintay ka dib markii uu qof madaxa soo duubtey uu ku toogtey isgoyska xero Awar ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Halka Labada Qof Ee Kale Ay igayuna dhintay ayaa waxaa ay ku kala dhinteen laba shil gaadhi oo ka dhacay bariga magaalada Hargeysa .<\/p>\n<p>Waxaana sidaasi warbaahina hada u xaqiijiyey taliye ku xigeenka ciidanka Booliska<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"> <span id=\"MainContent_lblArticle2\">sareeyo guuto Fooxle<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa magaalada Hargeysa ku dhintay afar qof waxaana ay ku kala dhinteen shilal kala duwan oo ka dhacay magaalada. Qof Ka mid ah dadkaasi geeriyooday waxaa ay xabad ku dhuftey askari ciidanka Booliska ah Somaliland Ka Tirsan. Dhanka kale qof kale ayaa isaguna dhintay ka dib markii uu qof madaxa soo duubtey uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3997,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3998,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3996\/revisions\/3998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}