{"id":4018,"date":"2016-11-24T18:09:34","date_gmt":"2016-11-24T18:09:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4018"},"modified":"2016-11-24T18:09:34","modified_gmt":"2016-11-24T18:09:34","slug":"baarlamaanka-midawga-yurub-oo-cod-u-qaadaya-inuu-dalka-turkigu-ka-mid-noqdo-midawga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4018","title":{"rendered":"Baarlamaanka Midawga Yurub Oo Cod U Qaadaya Inuu Dalka Turkigu Ka Mid Noqdo Midawga Yurub."},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa galinka dambe ee maanta cod u qaadaya in la baajiyo wadahadaladii Turkiga ay la lahaayeen ee ku saabsanaa sidii uu ugu biiri lahaa Midawga Yurub.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/vlcsnap-2014-12-20-12h47m58s255.png\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Codka loo qaadayo wadahadalkan wuxuu jawaab u yahay sida ay dawladda Turkigu uga jawaabtay afgambigii dhicisoobay ee bishii July.<\/p>\n<p>Afgambigaasi dhicisoobay ka dib dawladdu waxay xirxirtay dad badan, waxaana albaabada loo laabay xarumo warbaahin oo badan, sidoo kalana waxaa hawlgallo lagu qaaday siyaasiyiintii mucaaradka ah.<\/p>\n<p>Weriyaha BBC-du wuxuu leeyahay waxay u badan tahay in la hakin doono wadahadalkan.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Yurubna wuxuu sheegay in codkan uu fariin u dirayo madaxwayne Recep Tayyip Erdogan,<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><span id=\"MainContent_lblArticle2\">laakiin Erdogan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay arrintaas, Midawga Yurubna wuxuu ku eedeeyay in uu la safanayo argagixisada wixii ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa galinka dambe ee maanta cod u qaadaya in la baajiyo wadahadaladii Turkiga ay la lahaayeen ee ku saabsanaa sidii uu ugu biiri lahaa Midawga Yurub. Codka loo qaadayo wadahadalkan wuxuu jawaab u yahay sida ay dawladda Turkigu uga jawaabtay afgambigii dhicisoobay ee bishii July. Afgambigaasi dhicisoobay ka dib dawladdu waxay xirxirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4019,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4018"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4020,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4018\/revisions\/4020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}