{"id":4046,"date":"2016-11-25T10:40:30","date_gmt":"2016-11-25T10:40:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4046"},"modified":"2016-11-25T10:40:30","modified_gmt":"2016-11-25T10:40:30","slug":"xukumada-colombia-iyo-kooxada-falaagad-farc-oo-saxeexaday-heshiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4046","title":{"rendered":"Xukumada  Colombia iyo Kooxada falaagad FARC Oo saxeexaday heshiis."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">xukumada Colombia ayaa aqalka barlamanka ee dalkaasi u gudbisay heshiis cusub oo ay dhawaan la gashay falaagada FARC.<\/p>\n<p>Xubnaha barlamanka dalkaasi Colombia ayaa todobadka dambe la filayaa in ay ka doodaan heshiiskan. Heshiiska oo dib u eegis badan lagu sameeyay ayaa lagu saxiixay Magaalada Bogota Khamiistii , waxaana qalinka ku duugay Madaxweynaha dalkaasi Juan Manuel Santos iyo hogaamiyaha falaagada FARC, Timochenko.<\/p>\n<p>Heshiiskii kan ka horeeyey ayay shacabka dalkaasi ku diiden afti qaran.<\/p>\n<p>Tallaabadaasina waxaa walaac ka muujiyay mucaaradka dalka oo iyagu ku edeeyay Madaxweyne Santoos inuu ka tallaabsaday go&#8217;aanka shacabka .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>xukumada Colombia ayaa aqalka barlamanka ee dalkaasi u gudbisay heshiis cusub oo ay dhawaan la gashay falaagada FARC. Xubnaha barlamanka dalkaasi Colombia ayaa todobadka dambe la filayaa in ay ka doodaan heshiiskan. Heshiiska oo dib u eegis badan lagu sameeyay ayaa lagu saxiixay Magaalada Bogota Khamiistii , waxaana qalinka ku duugay Madaxweynaha dalkaasi Juan Manuel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4047,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4048,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4046\/revisions\/4048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}