{"id":4058,"date":"2016-11-25T11:57:16","date_gmt":"2016-11-25T11:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4058"},"modified":"2016-11-25T11:57:16","modified_gmt":"2016-11-25T11:57:16","slug":"madaxweynaha-dalka-turkiga-recep-tayyip-erdogan-oo-digniin-culus-u-diray-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4058","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo digniin Culus U Diray Midowga Yurub."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa uga digay Midowga Yurub in uu xuduudihiisa u furi doono boqolaal kun oo muhaajirihiin ah.<\/p>\n<p>Digniintaasi ayaa ka dambeysay markii uu baarlamaanka Yurub u codeeyay in la joojiyo wadahadalada ku aaddan xubinnimada Turkiga, maadaama sida uu sheegay ay xukuumadda dalkaasi awood xad dhaaf ah u adeegsaday dadka lagu tuhunsan yahay isku daygii afgembi ee July.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan ayaa ku eedeeyay Midowga Yurub in uu ka baxay ballanqaadyo uu horay ugu sameeyay Turkiga.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa horay ugu heshiiyay in Ankara ay joojiso muhaajiriinta kasoo gudbeysa xuduudaheeda, taa bedelkeedana loo dedejin doono wadahadalada xubinnimada Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi ayaa aad hoos ugu dhigay tirada muhaajiriinta ee soo gaaraya waddamada Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa uga digay Midowga Yurub in uu xuduudihiisa u furi doono boqolaal kun oo muhaajirihiin ah. Digniintaasi ayaa ka dambeysay markii uu baarlamaanka Yurub u codeeyay in la joojiyo wadahadalada ku aaddan xubinnimada Turkiga, maadaama sida uu sheegay ay xukuumadda dalkaasi awood xad dhaaf ah u adeegsaday dadka lagu tuhunsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4059,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4060,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4058\/revisions\/4060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}