{"id":4079,"date":"2016-11-26T05:30:52","date_gmt":"2016-11-26T05:30:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4079"},"modified":"2016-11-26T05:30:52","modified_gmt":"2016-11-26T05:30:52","slug":"maraykanka-xisbi-mucaarad-ah-oo-dalbaday-in-codadkii-laga-dhiibtay-winsconsin-dib-loo-tiriyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4079","title":{"rendered":"Maraykanka: Xisbi mucaarad ah oo dalbaday in codadkii laga dhiibtay Winsconsin dib loo tiriyo."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Xisbiga Green Party ee dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah u codsaday in dib loo tiriyo codadkii doorashada madaxtinimada ee laga dhiibtay gobolka Wisconsin oo Donald Trump guushu ku raacday tiro aan badnayn.<\/p>\n<p>Saraakiisha gobolkaas ayaa sheegay in ay u diyaar garoobayaan in ay codsigaa fuliyaan. Xisbiga Green Party wuxu sidoo kale rajaynayaa in tallaabadoodani keeni doonto in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay gobollada Pennsylvania iyo Michigan.<\/p>\n<p>Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in musharaxii madaxtinimada ee xisbiga Green Party, Jill Stein, ay doonayso in la xaqiijiyo in aan dadka kombuyuutarrada jabsadaa codadka u xadin Mr Trump.<\/p>\n<p>Natiijada saddexda gobol ka soo baxday ayay noqonaysaa in dib loogu noqdo tirintooda taas oo bedeli karta natiijadii hore u soo baxday, haseyeeshee dadka odorosa siyaasadda Maraykanku waxay leeyihiin waa tallaabo sida ay u suurto gashaa adagtahay.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Green Party ee dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah u codsaday in dib loo tiriyo codadkii doorashada madaxtinimada ee laga dhiibtay gobolka Wisconsin oo Donald Trump guushu ku raacday tiro aan badnayn. Saraakiisha gobolkaas ayaa sheegay in ay u diyaar garoobayaan in ay codsigaa fuliyaan. Xisbiga Green Party wuxu sidoo kale rajaynayaa in tallaabadoodani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4080,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4081,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4079\/revisions\/4081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}