{"id":4185,"date":"2016-11-28T05:35:16","date_gmt":"2016-11-28T05:35:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4185"},"modified":"2016-11-28T05:35:16","modified_gmt":"2016-11-28T05:35:16","slug":"ciidamada-nabadsugida-somaliya-oo-gacanta-ku-dhigay-goob-keyd-miinooyin-u-ahayd-ururka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4185","title":{"rendered":"Ciidamada Nabadsugida Somaliya Oo gacanta ku dhigay goob keyd Miinooyin U ahayd  Ururka Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Beledweyn(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howl gal ay sameeyeen Ciidamada Nabadsugida gacanta ku dhigeen goob Al-Shabaab u isticmaali jireen keydka qaraxyada.<span id=\"more-60974\"><\/span><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Gobolka Hiiraan Xasan Kaafi Maxamed Ibraahim ayaa u sheegay warbaahinta in howl gal ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gaal ku soo qabteen keyd badan oo miinooyinka qarxa ahaa oo Al-Shabaab u yaalay deegaankaas.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in goobtaas ay u aheyd bakhaarka qaraxyada oo ay u sii gudbiyaan deegaanada kale, isagoo xusay in xog ay shacabka ka heleen ku suura gashay in lagu soo qabto miinooyin.<\/p>\n<p>Ma sheegin tirada waxyaabaha qarxa ee ay gacanta ku soo dhigeen, hase ahaatee waxaa uu xusay inuu ahaa miinooyin Al-Shababa diyaariyeen oo ay la damacsanaayeen inay shacabka ku waxyeeleeyaan sida uu yiri.<\/p>\n<p>Ciidamada Nabadsugida qeybta Gobolka Hiiraan ayaa maalmihii u dambeeyay howl gallo ballaaran ka waday gudaha magaalada Beledweyn iyo duleedkeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyn(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howl gal ay sameeyeen Ciidamada Nabadsugida gacanta ku dhigeen goob Al-Shabaab u isticmaali jireen keydka qaraxyada. Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Gobolka Hiiraan Xasan Kaafi Maxamed Ibraahim ayaa u sheegay warbaahinta in howl gal ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gaal ku soo qabteen keyd badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4186,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4187,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4185\/revisions\/4187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}