{"id":4197,"date":"2016-11-28T05:56:44","date_gmt":"2016-11-28T05:56:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4197"},"modified":"2016-11-28T05:56:44","modified_gmt":"2016-11-28T05:56:44","slug":"ciidamada-xukumada-suuriya-oo-markii-ugu-horeysay-guul-ka-gaadhay-dagaalka-xalab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4197","title":{"rendered":"Ciidamada Xukumada Suuriya Oo Markii Ugu Horeysay guul ka gaadhay dagaalka Xalab."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidamada dowladda Suuriya iyo xulafadooda ayaa hormar ballaaran ka sameynaya duullaanka ay ku hayaan qeybta mucaaradka ay maamulaan ee Xalab.<\/p>\n<p>Ujeedada ay leeyihiin ayaa ah in labo ay u kala qeybiyaan deegaanada ay mucaaradka ka maamulaan bariga magaalada.<\/p>\n<p>Waxay shalay qabsadeen degmada Jabal Badro, waxayna ku sii dhowaanayaan degmada kale ee Baadeen, sida ay wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada ayaa horey u qabsaday degmada ugu weyne bariga Xalab ee Hanano.<\/p>\n<p>Dagaal culus ayaa ka socdo degmooyiinka kale sida Sakhoor, Xaydariya iyo Bistan Albasha.<\/p>\n<p>Ciidamada Bishaar Al-Asad ayaa gudaha u galay dhulkii mucaaradka illaa 500 oo mitir.<\/p>\n<p>Kooxaha u ololeeya arrimaha dalka Suuriya waxay sheegayaan in kumannaan qof ay ka qexeen labada dhinac ee mucaaradka iyo dowladda ay kala maamulaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Suuriya iyo xulafadooda ayaa hormar ballaaran ka sameynaya duullaanka ay ku hayaan qeybta mucaaradka ay maamulaan ee Xalab. Ujeedada ay leeyihiin ayaa ah in labo ay u kala qeybiyaan deegaanada ay mucaaradka ka maamulaan bariga magaalada. Waxay shalay qabsadeen degmada Jabal Badro, waxayna ku sii dhowaanayaan degmada kale ee Baadeen, sida ay wararku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4198,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4199,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4197\/revisions\/4199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}