{"id":4229,"date":"2016-11-28T20:32:14","date_gmt":"2016-11-28T20:32:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4229"},"modified":"2016-11-28T20:32:14","modified_gmt":"2016-11-28T20:32:14","slug":"wasaarada-arimaha-gudaha-somaliland-oo-ka-hadashay-khilaaf-la-sheegay-inuu-u-dhaxeeyo-wasiir-faratoon-iyo-ku-xigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4229","title":{"rendered":"Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhaxeeyo Wasiir Faratoon Iyo Ku Xigeenkiisa."},"content":{"rendered":"<p>-Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa beenisay inuu khilaaf u dhaxeeyo wasiir Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (faratoon) iyo ku xigeenkiisa Amniga Maxamed Muuse Diiriye.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/Mohamed-Muse-Dirye.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha somaliland oo soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa lagu sheegay inaanu jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya labada masuul, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan<\/p>\n<p><strong>War- saxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>28\/11\/2016<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Ku :Radio Hargaysa Iyo SLNTV<\/p>\n<p>Ku: Dhamaanba Warbaahinta Madaxa Banaan<\/p>\n<p><strong><u>Ujeedo: beenin\u00a0 war <\/u><\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Adiga \u00a0oo ku\u00a0 hadlaya\u00a0\u00a0 afka \u00a0Wasaarada Arrimaha\u00a0 Gudaha\u00a0 Somaliland \u00a0waxaan\u00a0 war-saxaafadeedkan\u00a0 kaga\u00a0 jawaabayaa War\u00a0 been\u00a0 abuura\u00a0 isla\u00a0 markaana aan\u00a0 sal iyo\u00a0 raadtoona\u00a0 lahayn\u00a0 Kaasi\u00a0 oo\u00a0 laga\u00a0 qoray\u00a0\u00a0 wasaarada arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>Warkan \u00a0been\u00a0 abuurka\u00a0\u00a0 ah\u00a0 oo\u00a0 kusoo\u00a0 baxay\u00a0 qaar kamida\u00a0 wargaysyada iyo\u00a0 mareegaha\u00a0 maalintii\u00a0 shalay\u00a0 ee\u00a0 lasoo\u00a0 dhaafay.<\/p>\n<p>Kaasi oo sheegayey\u00a0 in\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaarada Arrimaha Gudaha\u00a0 Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Fartoon) iyo Wasiiru\u00a0 dawlada\u00a0 Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Aminiga Maxamed Muuse Diiriye\u00a0 ay\u00a0 isku\u00a0 maan dhaafsan yihiin\u00a0\u00a0\u00a0 magacaabista\u00a0 Gudoomiya\u00a0 Degmada\u00a0 Daara Salaam oo\u00a0 dhawaan\u00a0 Wasiirku\u00a0 Magacaabay.<\/p>\n<p>Waxaan\u00a0 shacbiweynaha\u00a0 Somaliland\u00a0 halkan\u00a0 uga\u00a0 caydaynayaa\u00a0 inaan\u00a0\u00a0 warkaasi\u00a0 waxba\u00a0 kajirin\u00a0 oo uu\u00a0 yahay\u00a0 mid\u00a0 been buura\u00a0 sal iyo raad toona\u00a0 aanu\u00a0 lahayn.<\/p>\n<p>Sida uu\u00a0 dhigayo\u00a0 Xeerka\u00a0 Gobolada Iyo Degmooyinka\u00a0 Somaliland\u00a0 ee Xeer Lr.23\/2002 waxa uu\u00a0 awood\u00a0 buuxda siinayaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha\u00a0 Guduhu\u00a0 inuu\u00a0 magacaabi\u00a0 karo\u00a0\u00a0\u00a0 xilkana ka\u00a0 qaadi\u00a0 karo\u00a0\u00a0 dhamaan\u00a0 Dudoomiyeyaasha Degmooyinka .<\/p>\n<p>Sidaasi \u00a0darteed\u00a0 Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland \u00a024\/22\/2016\u00a0 isaga\u00a0 oo\u00a0 tix raacaya Qodonka18aad ee xeerka gobolada iyo degmooyinka\u00a0 iyo qodobadda 110aad iyo 111aad ee Distoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. waxa uu\u00a0 u magacaabay\u00a0 Gudoomiyaha\u00a0 cusub ee Degmada\u00a0 Daarasalaam Inuu Ahaado Cabdikariim Cali Sheekh Maxamed.<\/p>\n<p>Waxaa wax\u00a0 laga yakh-yakhsoodo ah\u00a0 in\u00a0 beryahan\u00a0 danbe\u00a0 warbaahintii dalku\u00a0\u00a0 noqotay\u00a0 mid\u00a0 quud ka\u00a0 dhigata\u00a0 xasaradda\u00a0 abuurka\u00a0 iyo\u00a0 qorida dacaayadaha\u00a0 kutiri-kuteenka ah\u00a0 ee\u00a0 makhaayadaha\u00a0 dadka\u00a0 milaa camalka\u00a0 ahi\u00a0 kaga\u00a0 yeesheeyaan.<\/p>\n<p>Ugu \u00a0danbayntii\u00a0 waxaan\u00a0 dhamaanba\u00a0 wargaysyada iyo dhamaanba mareegaha\u00a0\u00a0 halkan\u00a0 uga soo\u00a0 jeedinayaa\u00a0 inay\u00a0 ka \u00a0feejignaadaan\u00a0 oo iska\u00a0 hubiyaan\u00a0\u00a0 wararka\u00a0 aan\u00a0 xaqiiqa\u00a0 ku\u00a0 salaysnayn\u00a0 ee\u00a0 kutiri-kuteenka ah.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Jamal Abdi Muhomed<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Spokesman\u00a0\u00a0Somaliland \u00a0<\/em><\/strong><strong><em>Ministry Of Interior,<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa beenisay inuu khilaaf u dhaxeeyo wasiir Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (faratoon) iyo ku xigeenkiisa Amniga Maxamed Muuse Diiriye. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha somaliland oo soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa lagu sheegay inaanu jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya labada masuul, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan War- saxaafadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4230,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4231,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4229\/revisions\/4231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}