{"id":4244,"date":"2016-11-29T05:58:12","date_gmt":"2016-11-29T05:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4244"},"modified":"2016-11-29T05:58:12","modified_gmt":"2016-11-29T05:58:12","slug":"xoghayihii-hore-ee-qaramada-midoobay-kofi-annan-oo-booqanaya-myanmar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4244","title":{"rendered":"Xoghayihii hore Ee Qaramada Midoobay Kofi Annan Oo booqanaya Myanmar."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Xog-hayihii horee Qaramada Midoobay, Kofi Annan, ayaa maanta gaadhaya Myanmar si uu ula kulmo xubnaha guddi diyaarinaya warxbixin ku saabsan sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya bulshooyinka Muslimiinta iyo Buudiyiinta ah ee ku wada nool gobolka Rakhine.<\/p>\n<p>Mr Annan ayaa xukuumadda Aung San Suu Kyi u magacowday inuu gudoomiyo gudidaas. Kumanaan Mulimiinta qawmiyadda Rohingya ah ee ku dhaqan gobolka Rakhine ayaa todobaadkii hore u qaxay dalka Bangalash iyagoo ka cararaya qalalaasaha ka aloosan gobolkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog-hayihii horee Qaramada Midoobay, Kofi Annan, ayaa maanta gaadhaya Myanmar si uu ula kulmo xubnaha guddi diyaarinaya warxbixin ku saabsan sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya bulshooyinka Muslimiinta iyo Buudiyiinta ah ee ku wada nool gobolka Rakhine. Mr Annan ayaa xukuumadda Aung San Suu Kyi u magacowday inuu gudoomiyo gudidaas. Kumanaan Mulimiinta qawmiyadda Rohingya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4245,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4246,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4244\/revisions\/4246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}