{"id":437,"date":"2016-08-25T10:32:54","date_gmt":"2016-08-25T10:32:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=437"},"modified":"2016-08-25T10:32:54","modified_gmt":"2016-08-25T10:32:54","slug":"midnimada-beelaha-bariga-sland-oo-sii-xoogeysanaysaiyo-tan-galbeedka-oo-hoos-usii-dhacaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=437","title":{"rendered":"MIDNIMADA BEELAHA BARIGA S\/LAND OO SII XOOGEYSANAYSA,IYO TAN GALBEEDKA OO  HOOS USII DHACAYSA"},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo markii xisbiga Kulmiye\u00a0\u00a0 kasoo baxay mucaaradka\u00a0 kuna guulestay doorashooyinkii kursiga dalka u sarreya keenay Madaxweyne Siilaanyo ayaa\u00a0\u00a0\u00a0 qaybo ka mid ah dadweynaha dalka ee taasgeerada siin jirey xisbulxaakim kii burburray ku ololayn jireen\u00a0 isbeddelka maamul ee\u00a0 ay la iman doonto xukuumaddan kasoo jeedda Bariga soomaaliland\u00a0 kuwaasoo dhinaca kalena wakhtigii ololihii siyaasadda\u00a0 taageerayaashii UDUB ugu baaqi jirey in xukuumadda kulmiye\u00a0 u janjeedhsanaan doonto degaanada Bariga dalka ,kana jeesan doonto galbeedfka dalka .<\/p>\n<p>Inkastoo baaqyadaasi ahayn kuwa loo dhegtaagay ama la dhegeystay marka loo eego nacayb ka siyaasadeed ee loo hayey\u00a0 dawladdi Rayaale\u00a0 ,isla markaana an xukuumada KuLmiyena\u00a0 sannadihii u horreeyey ee ay xilka la wareegtay laga dareemin\u00a0 isku dheelitir la&#8217;aan la xidhiidha\u00a0 gobolada dalka ,hase yeeshee labadii sanadood ee u dambaysayba\u00a0 la iska arkayewy culayska dhaqaale iyo kan siyaasadeed ee ay saartay goboladaasi ,haba ugu horreeyeen gobolada Sanaag ,togdheer iyo Sool\u00a0 miisaankasina ilaa imika usii ciirayo\u00a0 Bariga dalka .<\/p>\n<p>Inkastoo xukuumadda ,Madaxweyne Siilaanyo sannadihii u horreeyey meesha ka saaray colaadii ,jidgooyooyinkii ,iyo nacaybkii beelaha galbeedku ka dhaxleen xukuumaddii Rayaale\u00a0 gobolada galbeedkana uga sed kordhiyey saamigii ay\u00a0 xukuumadda ka haysteen wakhtigii Rayaale\u00a0 hase yeeshee dareenadii caynkaasi ahaa u muuqdaan kuwa soo laba kaclaynaya\u00a0\u00a0 bilahan u dambeeyey loona arko in xukuumaddu toosinayso\u00a0 belaayo hurudday\u00a0 marka loo eego\u00a0\u00a0 xiisadaha siyaasadeed ee\u00a0 Berbera\u00a0 ,iskushaandheyntii u dambaysay\u00a0 iyo waxyaalaha ka taagan degmada Lughaya\u00a0 iyo lixda Goobood\u00a0\u00a0 u egyihiin kuwa horseed u ah\u00a0 wax an dan u ahayn beelaha galbeedka dalka\u00a0 siina kala fogeyn kara mar kasta oo doorashooyinku soo dhawaadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>isbeddelka maamul\u00a0 ee ku yimi\u00a0 gobolka Sool,qaramayntii maleesiyada khaatumo soo dhaweyntii madaxweyne Siilaanyo\u00a0 ee Laascaanood ,casuumadii Kooxda Cali klhaliif\u00a0 ee degaanka Caynaba ,magacaabista sagaalka xil\u00a0 ee xilalkii hore loogu daray reer Laascaanaood ,\u00a0 xerogelinta xoogaggii SSC ee Xaglatoosiye ,beddelka giimbaartii loogu beddelay Shilinka S\/land\u00a0 iyo waxyaale kale\u00a0 oo qarsooniba muujinayaan\u00a0 sida ay u kala fogyihiin\u00a0 xaaladi dhulkaa ka taagnayd wakhtigii Rayaale\u00a0 iyo tan Siilaanyo ee wakhtigan\u00a0\u00a0 tusaalena looga dhigan karo sidii reer Laascaanoodna rasaasta ugala hor yimaaddeen wafdi u horkacayey madaxweynihii\u00a0 hore\u00a0\u00a0 ee dalka kaasoo sababay dagaallo an kala joogsi lahayn oo dhulkaa ka socdayba waxay muujinayaan\u00a0 lexejaclad\u00a0 iyo walaalnimada ka dhaxaysa beelaha\u00a0 iyo gobolada Bari ee dalka iyo xukuumadda\u00a0 maanta.<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina\u00a0 dabaysha colaadeed\u00a0 iyo kala qaybsanaanta beelaha galbeedka\u00a0 haatan\u00a0 kusoo fool leh ee ay waxba ka aban waayeen madaxweynayaashii reer galbeedka ahaa ee dalka soo xukumayey yaa haatan u muuqata inay mar kale siyaasiyiinta reer Barigu la wareegaan\u00a0 hogaaminta dalka hadii anay waxba iska beddelin\u00a0 siyaasadaha mucaarad iyo muxaafidba leh ee\u00a0 ku waajahan\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 gobolada bari iyo kuwa galbeedkaba ,kuwaasoo shacabkooda iyo siyaasiyiintooduba\u00a0 iskusoo dhawaanayaan\u00a0 ama sii\u00a0 kalena\u00a0\u00a0 fogaanayaan .<\/p>\n<p>Maxa,med cumar sheekh<\/p>\n<p>Borama\/Awdal<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii xisbiga Kulmiye\u00a0\u00a0 kasoo baxay mucaaradka\u00a0 kuna guulestay doorashooyinkii kursiga dalka u sarreya keenay Madaxweyne Siilaanyo ayaa\u00a0\u00a0\u00a0 qaybo ka mid ah dadweynaha dalka ee taasgeerada siin jirey xisbulxaakim kii burburray ku ololayn jireen\u00a0 isbeddelka maamul ee\u00a0 ay la iman doonto xukuumaddan kasoo jeedda Bariga soomaaliland\u00a0 kuwaasoo dhinaca kalena wakhtigii ololihii siyaasadda\u00a0 taageerayaashii UDUB [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":438,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/437\/revisions\/439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}