{"id":440,"date":"2016-08-25T11:16:52","date_gmt":"2016-08-25T11:16:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=440"},"modified":"2016-08-25T11:24:14","modified_gmt":"2016-08-25T11:24:14","slug":"marxuum-maxamed-cali-samatar-oo-maanta-lagu-aasay-magaalada-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=440","title":{"rendered":"Marxuum Maxamed Cali Samatar oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Allaha u naxariistee waxaa maanta\u00a0aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho Gen Maxamed Cali Samatar oo xilal sare ka soo qabtay dowladdii Milateriga aheyd, iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sare dowladda, maamul goboleedyada, wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil ciidan iyo dadweyne kale.<span id=\"more-53167\"><\/span><\/p>\n<p>Gen Maxamed Cali Samatar ayaa lagu aasay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo halkaasi lagula dukaday salaadii janaasada aheyd.<\/p>\n<p>Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa ka mid ahaa madaxdii salaada janaasada kula dukaday meydka Gen Maxamed Cali Samatar.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintii ka hadashay aaska ayaa ka hadlay taariikhdii Gen Maxamed Cali Samatar, waxaana ay tacsi u direen qoyskii, eheladiisa iyo umada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53168\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar.jpg\" alt=\"aas-samatar\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53169\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar1.jpg\" alt=\"aas-samatar1\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53170\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar2.jpg\" alt=\"aas-samatar2\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53171\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar4.jpg\" alt=\"aas-samatar4\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53172\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aas-samatar5.jpg\" alt=\"aas-samatar5\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Allaha u naxariistee waxaa maanta\u00a0aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho Gen Maxamed Cali Samatar oo xilal sare ka soo qabtay dowladdii Milateriga aheyd, iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sare dowladda, maamul goboleedyada, wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil ciidan iyo dadweyne kale. Gen Maxamed Cali Samatar ayaa lagu aasay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo halkaasi lagula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":443,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=440"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/440\/revisions\/444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}