{"id":4407,"date":"2016-12-03T20:17:20","date_gmt":"2016-12-03T20:17:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4407"},"modified":"2016-12-03T20:17:20","modified_gmt":"2016-12-03T20:17:20","slug":"war-deg-dagmadaxweynaha-somaliland-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyey-xukuumaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4407","title":{"rendered":"WAR DEG-DAG:MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO ISKU SHAANDHEYN KU SAMEEYEY XUKUUMADDIISA"},"content":{"rendered":"<p>WAR DEG-DAG:-MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO ISKU SHAANDHEYN KU SAMEEYEY XUKUUMADDIISA<br \/>\nDecember 3, 2016 \u2013<br \/>\nWAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03 \/12\/2016<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4377\/122016 uu caawa xilka qaadis, isku bedel, iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasaaraddaha ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1 In Mudane, Xuseen Cabdi Boos, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Cabdirisaaq Waabari Rooble, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n3 In Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Maxamed Axmed Obsiiye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n5 In Mudane, Maxamed Ibrahim Aadan (Qabyo-tire), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n7 In Mudane, Mustafe Maxamuud Cali Bile, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n8 In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n9 In Mudane, Guuleed Cabdi Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n10 In Mudane, Liibaan Yuusuf Cismaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n11 In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n12 In Mudane, Cali Maxamuud Cali Samatar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n13 In Mudane, Axmed Xuseen Rooble (Axmed Joqor), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n14 In Mudane, Maxamed Sheekh Cumar Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n15 In Mudane, Khadar Axmed Diiriye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n16 In Mudane, Yuusuf Ismaaciil Umal (Yucuboole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n17 In Mudane, Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n18 In Mudane, Axmed Maxamuud Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<p>Gobolada Dalka<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolada Maroodijeex,Sool, Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Axmed Maxamed Caalin (Tiimbaro), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Cabdi Khayre Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n3 In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Maxamuud Axmed Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<p>Agaasimeyaasha Guud<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimaha Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1 In Mudane, Axmed Abokor Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Mudane, Jaamac Axmed Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n5 In Mudane, Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Maamulka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Gobollada iyo Dawladaha Hoose ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Maxamed Geedi Caynaashe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada (Quality Control) ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n7 In Mudane, Maxamed Aadan Xirsi (Vitamin), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Maamul Wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<p>Wakiilada Somaliland u fadhiyidoona Dalalka dibeda<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiillada Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Ingiriiska (United Kingdom);<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo;<br \/>\nMarkuu ku Qancay: In ay hanan karto xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Marwo, Ayaan Maxamed Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska (United Kingdom)<br \/>\n2 In Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoobya<br \/>\n3 In Ambassador, Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti<br \/>\n4 In Mudane, Sekeriye Xasan Wacays, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Sweden<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Dawladda Somaliland<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad Faqradiisa 3aad, Xarafka (t) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda uu Baanka Dhexe u leeyahay Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Naasir Ay-jeex Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Fulinta Guddida La Dagaalanka HIV AIDS-ka (SOLNAC) ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n3 In Mudane, Khadar Maxamed Cakule, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Maxamed Cali Axmed (Daarood), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n5 In Mudane, Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Madbacadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Axmed Daa\u2019uud Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xisaabiyaha Guud ee Qaranka<\/p>\n<p>La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda La-taliyaha Gaarka ah (Special Advisor) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadan;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>1 In Mudane, Cali Maxamed Warancadde, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Gaarka ah (Special Advisor) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Abiib Axmed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Macdanta<br \/>\n3 In Mudane, Cabdillaahi X. Jaamac Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La Taliyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>Ujeedo Xilka Qaadis<\/p>\n<p>1 Mudane, Baashe Cali Jaamac, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Biyaha<br \/>\n2 Mudane, Cabdillaahi Faarax Maydhane, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada<br \/>\n3 Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare), Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n4 Mudane, Boos Mire Maxamed, Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\n5 Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<br \/>\n6 Marwo, Shugri Xariir Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta<br \/>\n7 Mudane, Cabdi Maxamed Hirad, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka<br \/>\n8 Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<br \/>\n10 Mudane, Cismaan Garaad Soofe, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<br \/>\n11 Marwo, Rooda Jaamac Cilmi, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Sweden<br \/>\n12 Mudane, Maxamed Warsame Cali Cigaal, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Jabuuti<br \/>\n13 Mudane, Cali Aadan Cawaale, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Ingiriiska<br \/>\n14 Mudane, Ibraahim Siyaad Yoonis, Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Magaalada<br \/>\n15 Mudane, Cabdi Cali Mahdi, Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee JSL<br \/>\n16 Mudane, Cabdirashiid Xirsi Dalmar Xasan, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Sool<br \/>\n17 Mudane, Nuuradiin Maxamed Cabdillaahi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada<br \/>\n18 Mudane, Xasan Aadan Geedi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda<br \/>\n19 Mudane, Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\n20 Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<\/p>\n<p>Mudaneyaal iyo Marwooyin<\/p>\n<p>Waxaan aad idinku mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad u hayseen qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in si niyad sami ah aad ugu wareejisaan xilalka aad hayseen Mudaneyaasha iyo Marwooyinka aan xilalka qaranka u soo igmaday una magacaabay.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<br \/>\nXuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR DEG-DAG:-MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO ISKU SHAANDHEYN KU SAMEEYEY XUKUUMADDIISA December 3, 2016 \u2013 WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03 \/12\/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4377\/122016 uu caawa xilka qaadis, isku bedel, iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4408,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4409,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4407\/revisions\/4409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}