{"id":4417,"date":"2016-12-04T10:50:15","date_gmt":"2016-12-04T10:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4417"},"modified":"2016-12-04T10:50:15","modified_gmt":"2016-12-04T10:50:15","slug":"madaxweynaha-dalka-cupa-oo-maanta-la-aasayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4417","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Cupa Oo Maanta La Aasayo."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Cuba Raul Castro ayaa horkacay xaflad ballaaran oo magaalada Santiago loogu sameeyay tacsidii ugu dambeysay ee walaalkii Fidel.<\/p>\n<p>Tobannaan kun oo qof oo u dhalatay Cuba ayaa ka qeybgalay xafladda, sidoo kale waxaa xafladda goob joog u ahaa hogaamiyayaal caalamka ka socday.<\/p>\n<p>Raul Castro, waxa uu wacad ku maray inuu ixtiraami doono mabaadii&#8217;dii hanti wadaaga ee kacaankii uu hogaaminayay Fidel Castro, kaasi oo dhintay 25-kii bishii Nofeembar isagoo ay da&#8217;diisu tahay 90 jir.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay si waafaqsan rabitaanka iyo dardaaranka walaalkii aanay jiri doonin taalooyin iyo wadooyin loogu magacdarayo Fidel.<\/p>\n<p>Waxaa dambaska Fidel Castro lagu aasi doonaa magaalada Santiago halkaasi oo loo yaqaan inay tahay barta uu ku dhashay kacaanka Cuba.<\/p>\n<p>Dambaska maydkiisa ayaa Santiago la geeyay maalintii Sabtida kaddib safar qaatay afar maalmood oo maydkiisa looga soo qaaday magaalada caasimadda ah ee Havana.<\/p>\n<p>Dad fara badan ayaa ku qeylinayay &#8216;Fidel nolol dheer ku noolow&#8217; iyo &#8216;Waxaan ahay Fidel!&#8217; ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Santiago.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Cuba Raul Castro ayaa horkacay xaflad ballaaran oo magaalada Santiago loogu sameeyay tacsidii ugu dambeysay ee walaalkii Fidel. Tobannaan kun oo qof oo u dhalatay Cuba ayaa ka qeybgalay xafladda, sidoo kale waxaa xafladda goob joog u ahaa hogaamiyayaal caalamka ka socday. Raul Castro, waxa uu wacad ku maray inuu ixtiraami doono mabaadii&#8217;dii hanti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4418,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4419,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4417\/revisions\/4419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}