{"id":4420,"date":"2016-12-04T11:07:15","date_gmt":"2016-12-04T11:07:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4420"},"modified":"2016-12-04T11:07:15","modified_gmt":"2016-12-04T11:07:15","slug":"mid-ka-mid-ah-wasiiradii-uu-madaxweynaha-somaliland-magacaabay-oo-ka-cudur-daartay-xilkii-loo-magacaabay-inuu-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4420","title":{"rendered":"Mid ka Mid ah Wasiiradii Uu Madaxweynaha Somaliland Magacaabay Oo ka Cudur Daartay Xilkii Loo Magacaabay Inuu Qabto."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wasaarada cusub ee dhaqanka iyo dalxiiska somaliland Khadar Xaaji Yuusuf \u00a0Cabdilaahi ayaa sheegay inuu iska casilay xilkaasi, isla markaana aanu diyaar u ahayn inuu qabto.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/c11%281%29%20%281%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Khadar Xaaji Yuusuf oo shabakada Hadhwanaagnews wax ka waydiisay xilka loo magacaabay ayaa sheegay inaanu qabanayn xilkaas madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ee wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska, waxaanu tilmaamay inaanu xilkaasi ahayn mid u qalma.<\/p>\n<p>Khadar Xaaji Yuusuf ayaa si weyn u dhaliilay xilka madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ee wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska, waxaanu tilmaamay inuu diyaar u yahay inuu qaranka u shaqeeyo balse aanu doonayn inuu qabto xilka wasaaradaasi cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wasaarada cusub ee dhaqanka iyo dalxiiska somaliland Khadar Xaaji Yuusuf \u00a0Cabdilaahi ayaa sheegay inuu iska casilay xilkaasi, isla markaana aanu diyaar u ahayn inuu qabto. Khadar Xaaji Yuusuf oo shabakada Hadhwanaagnews wax ka waydiisay xilka loo magacaabay ayaa sheegay inaanu qabanayn xilkaas madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ee wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4422,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4420\/revisions\/4422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}